Dhacdo argagax leh: Faah-faahino kasoo baxaya Wiil mindi ku dilay adeerkiis
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday gudaha degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Dhacdadan ayaa timid...
Wasaradda Awqaafta XFS oo shaacisey Jaangoynta sicirka xajka ee sanadkaan
MUQDISHO (SMN) - Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qoraal ku saabsan qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed ee sankaan 2024.
Qoraalkaan...
DF Soomaaliya oo beenisay in hawada laga celiyay diyaarad kusii jeeday S/LAND
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka hadashay war si weyn loogu faafiyay saacadahii lasoo dhaafay baraha bulshada oo la xariiray in...
Sawirro: Shir ballaaran oo ka dhacay xarunta hay’adda SoDMA + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo ka dhacay xaruunta hay'adda, kaas oo ay...
Soomaaliya iyo Mareykanka oo kawada hadlay dagaalka Al-Shabaab
WASHINGTON - Xoghayaha difaaca Mareykanka ayaa la kulmay dhigiisa Kenya Aadan Ducaale oo ay ka wada hadleen iskaashiga istiraatijiyadeed ee dalalkooda.
Xoghaye Austin ayaa...
Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta ansixiyay safiiro cusub + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar kamid...
Madaxweynaha Uganda oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya
KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa qasriga Madaxtooyada dalka uganda ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh...
Sheekh Shaakir oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaanka sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca, kuna sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay...
Dowladda Soomaaliya oo deeq lacageed kala wareegtay Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macalin ayaa Safiir ku xigeenka Safaarada Turkiga Md Armağan Ardoğa kala wareegay deeq...
Faahfaahino kasoo baxaya howlgal ka dhacay magaalada Garoowe + Ujeedka
GAROOWE (SMN) - Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa xalay howlgal ka sameeyay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaas oo laga helayo warar kala...














