Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la yeeshay wafdi caalami ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Wafdi ka socday...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shuruud ku xiray wada-hadal lala galo Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in damaca Itoobiya ee ku aaddan Badda Soomaaliya uu yahay mid gurracan oo...
Hindiya oo ciidan la dagaalama Burcad-badeeda usoo diraysa Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Cutubyo ka tirsan ciidamada badda Hindiya ayaa la geynayaa biyaha istaraatiijiga ah ee Jabuuti, Gacanka Cadmeed, Xeebta Bari ee Soomaaliya iyo...
Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay magaalada Nairobi
NAIROBI (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Maxamed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku saabsan...
Ciidanka Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabay gobolka Gedo + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gobolkaasi, kadib markii ay dhaq-dhaqaaqyo cusub...
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda
KAMPALA (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ku sugan wadanka Uganda ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada...
Ciidamada ammaanka oo soo qabtay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa’uud
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ku howlanaa sidii gacanta loogu dhigi lahaa eedeysane Baxsad Sayid-Cali Macalin Daa'uud, kaas oo 26 Jan 2024...
Wafdiga ka socda Bangiga Adduunka oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u...
Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu maanta furay R/W ku xigeenka dalka?
MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda...
Ku dhowaad 10 qof oo Oromo ah oo lagu dilay degmada Beledxaawo
BELEDXAAWO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo maleynayo inay ka dambeeyeen Al-Shabaab, kaas oo xalay ka dhacay...














