Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay xubno ka tirsan kooxda Daacish

MUQDISHO (SMN) - Cabdiqani Aadan Cali (Cilmi) iyo Axmed Cali Diiriye (Macalim Axmed) ayaa loo soo xiray ka mid ahaanshaha maaleshiyada Daacish.   Cabdiqani iyo Axmed...

Wararkii ugu dambeeyay markab lagu afduubay xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dabley aan la garanayn oo burcad-badeed loo malaynayo ayaa markabka xamuul ah oo lagu magacaabo Ruen ku afduubay meel u jirta...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hadlay fatahaadaha ku dhuftay dalka

MUQDISHO (SMN ) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa diiradda saaray xaaladaha ka jira dalka, gaar ahaan...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Kenya

NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay, labo kale way ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay gobolka waqooyi bari ee...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wasiirada gargaarka K/G, Jubbaland iyo Galmudug

MUQDISHO (SMN)  - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Qaar kamid...

Ciidamada ammaanka oo howlgallo ka wada duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxayaa howlgalo ay saaka ciidamada ammaanka Soomaaliya ka wadaan deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.   Howlgalladan...

Wararkii ugu dambeeyay khilaafka ka taagan doorashooyinka Puntland

GAROOWE (SMN) - Xildhibaan Maxamed Axmed Yuusuf Xaraf oo kamid ah baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maamulkaasi, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.   Xildhibaanka...

Soomaaliya oo dib u hanatay xuquuqdeedii baahinta Dayax-gacmeedka isgaarsiinta

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ku guulaysatay soocelinta xaqa ay Soomaaliya u leedahay in ay hesho khayraadka meeraha dayax-gacmeedka baahinta isgaarsiinta....

Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa dalka Sacuudiga

RIYAD (SMN) -.Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa  Magaalada Riyaad kulan kula yeeshay dhigiisa Dalka Sacuudi Carabiye S/Guud  Fayyadh bin...

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Uganda + Ujeedka

KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.   Madaxweyne Xasan...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...