Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xildhibaanad Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2024-ka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi cabdillaahi, ayaa shir guddoominaya kulanka wadajirka ah ee labada aqal...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Jabuuti? + Sawirro

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed...

Turkiga oo soo saaray amar lagu soo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya

ISTANBUL (SMN) - Turkiga ayaa war cusub kasoo saaray shil dhimasho sababay, kaas oo loo haysto inuu ka dambeeyay wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya,...

Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti.   Mudane Xasan...

Cali Xaaji oo la kulmay guddoomiyaha golaha caafimaadka dalka Baxreyn

MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa kulan gaar ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha...

Wasiir Juxa oo war cusub soo saaray kadib tallaabadii Baarlamaanka Puntland

GAROOWE (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedka Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maamulkaasi, gaar ahaan khilaafka ka...

Madaxweynaha JfS oo magacaabay lataliyaha arrimaha dib u heshiisiinta

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib...

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degmada Hobyo + Ujeedka

HOBYO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wafdi sare ayaa soo gaaray Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.   Wafdiga madaxweynaha ayaa ka...

Soomaaliya oo ka qayb-gashay kulan weynaha Carabta iyo Jarmalka

MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa magaalada Manama ee caasimada Boqortooyada Baxreyn kaga...

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir oo baaq culus soo saaray

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Maddaale) ayaa ku baaqay in gacan laga geysto dib u...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...