Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

DF Soomaaliya oo markii u horreysay bixisay shahadaada Amniga diyaaradaha

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa guddoonsiisay shirkadda Freedom Airlines oo ka mid ah shirkadaha duulimaadyada dalka shahaadada barnaamijka amniga (Airline...

Ra’iisul wasaare Xamza oo gaaray magaalada Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo...

Madixii baadda Al-Shabaab ee Galmudug oo lagu xukumay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xaashi Garaad Cali Caalin (Yaxye) ayaa lagu soo eedeeyay in uu Al-Shabaab u qaabilsanaa Maaliyadda Lacagaha baadda ah.   Waxa uu Maleeshiyada Alshaabab...

Ku dhowaad 100 qof oo bishan November ku dhintay gudaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Soomaaliya ee SONNA, dadka ku dhintay fatahaadda wabiyada iyo daadadki ka dhashay roobka deyrta ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalab culus u gudbiyay BF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baarlamaanka federaalka kala hadlay arrimo ku aadan heshiiskii ay horay u gaareen xubnaha Golaha...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa miino oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodan...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay sarkaal ka socday Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir ku saabsan diyaargarowga COP28 oo 30-ka November ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta furay Kalfadhigga 4-aad ee Baarlamaanka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 1-aad ee labadda...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen safiirka Imaaraadka iyo guddoomiyaha SoDMA?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan mira-dhal ah oo diiradda lagu saarayay hindisaha lagu taageerayo gobollada laga...

WARAR KALE

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...

Egypt expels Ethiopian embassy adviser in diplomatic retaliation

CAIRO, Egypt — Egypt has ordered an adviser at the Ethiopian Embassy in Cairo to leave the country within 48 hours, in a diplomatic...