Toos: Xil wareejinta Madaxweynaha cusub oo ka socota Villa Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Villa Soomaaliya, waxaa ka socota munaasabadda xil wareejinta Madaxweynaha cusub, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Munaasabadda xil wareejinta...

DF Soomaaliya oo gaadiid ku wareejisay Koonfur Galbeed iyo Jubbaland

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda FS ayaa gawaari loogu talagalay baahinta adeegga talaalka ku wareejiyey wasaaradaha caafimaadka dowlad goboleedyada...

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay waddo loogu magac-daray Cali Mahdi

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho ka dhagax-dhigay Waddo...

Abdirahim Mohamed: Seventh murder charge after teenager stabbed

LONDON - A seventh man has been charged with murder after an 18-year-old was stabbed to death. Abdirahim Mohamed died after he was found...

Diyaarado dagaal oo saaka duqeyn ka gaystay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka diyaarado dagaal ay duqeymo ka gaysteen aagga deegaanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada saraakiisha Imaaraadka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta...

Milkiilaha xarunta Bushimaha lagu wayneeyo oo war cusub soo saaray

Milkiilaha xarunta Obesity Centre ee lagu wayneeyo Bushimaha & qeybaha kale jirka, sida Barida  Dr. Kamaaludiin Cabdicasiis ayaa shaaciyey in si KMG ah loo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Cabdikariin Guuleed + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qaabilay mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee Galmudug ahna ergeyga gaarka...

Ra’iisul wasare Rooble oo gaaray magaalada Jowhar + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle.

Waddada isku xirta Jabuuti iyo Itoobiya oo la xanibay + sababta

Madaxweynaha Gobolka Soomaalida Ethiopia Mustafa Muxumad Cumar ayaa sheegay in la xanibay waddo muhiim ah iyo qad tareen ganacsi oo halbowle ah, oo isku...

WARAR KALE

SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe

MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim, recently met with Jubaland State President Ahmed Madobe.   The discussions centered...

Shirka amniga DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Federaalka, S/Guuto  Cabdulaahi  Sheelkh osmaaciil  Fartaag  ayaa maanta Magalada Dhuusamreeb ee Caasimada Dowladda Galmudug ka daahfuray shirka wadatashiga Hormarinta...

Somali National Army Neutralizes Al-Shabaab Militant in Lower Shabelle Operation

MOGADISHU, Somalia - In a successful operation conducted in the Golweyn area of the Lower Shabelle region, the Somali National Army (SNA) has eliminated...