Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya jugta qarax xoogan oo laga maqlay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, kaas oo si gaar...
Ciidamada ATMIS oo madaafiic ku garaacay duleedka degmada Bardaale
BARDAALE (SMN) – Ciidamada howlgalka ATMIS, gaar ahaan kuwa Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa in ay saaka madaafiic xoogan ku garaaceen duleedka bari ee...
Barakac xoogan oo ka billowday Wanlaweyn iyo Wararkii ugu dambeeyay
WANLAWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Shabeelaha Hoose ayaaa sheegaya in haatan barakac xoogan uu ka socdo degmada Wanlaweyn ee gobolkaasi, kadib markii...
Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Cabdi Xaashi?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee kalfadhiga 4aad ee guddiga joogtada Aqalka Sare.
Kulanka...
DF Soomaaliya oo amar ku soo rogtay ganacsatada dalka keena Shidaalka
MUQDISHO (SMN) - Wareegto ka soo baxday wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda FS mudane Dr Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa lagu amray ganacsatada dalka...
Sawirro: Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo gaaray magaalada Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Raiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo si uu ugu kuur-galo...
HirShabelle oo faaah-faahin ka bixisay fatahaadaha ku dhuftay maamulkaasi
JOWHAR (SMN) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Bashiir Qaasim (Daqarre) ayaa sheegay in aysii kordheen dadka ku...
Ciidamada ammaanka Guriceel oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka gaystay degmada
GURICEEL (SMN) - Ciidamada ammaanka magaalada Guriceel oo kaashanaya maamulka degmadaas iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane dhawaan...
Sawirro: Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose
BUULO-MAREER (SMN) - Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga...
Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay Addis Ababa + Sawirro
ADDIS ABABA (SMN) - Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda federaaalka Soomaaliya Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa xarunta midowga Africa ee dalka Ethiopia kaga...















