Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faahfaahino kasoo baxaya qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Waxaa xalay fiidkii qaraxyo lagu weeraray xarumo shirkadda Hormuud ku leheyd Deegaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho.   Weeraradan oo dhacay abaaro 8-dii fiidnimo...

Golaha Ammaanka ee QM oo mudo kordhin u sameeyay howlgalka ATMIS

NEW YORK (SMN) - Gollaha Amaanka ee QM ayaa ansixiyay qaraar cusub oo mudo-kordhin 6 bilood ah loogu sameeyay Ciidamada Midowga Afrika ee jooga...

Maxkamadeynta 14 mas’uul oo maanta ka bilaabatay Muqdisho + Magacyada

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka bilaabatay maxkamadeynta 14 mas'uul oo hore, kuwaas oo loo haysto inay ku kaceen...

Madaxweynaha HirShabelle oo kormeeray deegaano uu ku fatahay wabiga Shabelle

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray degmada Mahadaay ayaa  kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo baaq culus kasoo saartay xaaladda dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyay shirka guddiga heer Qaran ee gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka ka...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Burundi?

MUQDISHO (SMN) - War-murtiyeed wadajir ah Soomaaliya iyo Burundi Casuumaad uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi Mudane Evariste Ndayishimiye, sidoo kalena ah Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Bariga...

Hay’adda SoDMA oo digniin cusub kasoo saartay roobab kusoo wajahan Somalia

MUQDISHO (SMN) - Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu  roobka xiliga Deryta muujinaysaa in roobab fiican...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay dalka Burundi

BUJUMBURA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safar shaqo oo Maalin ah ku tagay dalka Burundi, halkaas oo uu kulammo...

Guddoomiyaha SoDMA oo shir muhiim ah ka furay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi ah ...

Sawirro: Xubno ka socda Golaha Aqalka Sare oo gaaray magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare Sanatar Deeqo Xasan...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...