MW Xasan Sheekh oo guddoomiyay kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas...
Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay degmada Doolow + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo ku howllan u gurmashada shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada ka soo gaartay daadadka #elniño...
Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar + Sawirro
QAAHIRA (SMN) - Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS iyo wafidiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan Maxamuud...
Faahfaahinta qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goordhow ka dhacay afaafka hore xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada caasimadda ah...
Maamulka Gobolka Banaadir oo shir deg-deg ah ka yeeshay xaaladda Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa XALAY guddoomiyay Shir deg deg oo yeesheen maamulka...
Wararkii ugu dambeeyay fatahaadaha ku dhuftay gobolka Gedo
BAARDHEERE (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Gedo, Sheekh Maxamed Xuseen Alqaadi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladda gobolkaas oo ay...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Maxamuud Macallin iyo Aadan Madoobe?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay...
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Sacuudiga + Sawirro
RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isaias Afwerki oo ay ka...
Mas’uuliyiinta Hodan ee lagu helay Shabaabnimada oo la xukumay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan oo xabsi ah ku ridday mas'uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Hodan ee...
Gubadley: Haweeney mindi ku dishay laba gabdhood oo gacanta lagu soo dhigay
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo aad u xanuun badan oo xalay ka dhacday deegaanka Gubadley ee duleedka magaalada Muqdisho.
Haweeney...















