Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Duqa Muqdisho oo kormeeray goobaha ay biyaha dhigeen roobabka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay goobaha ay biyo dhigeen roobabkii...

Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay ciidamo amniga kala wareega ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan ammaanka dalka,...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay madasha iskaashiga Sacuudiga iyo Afrika

RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka,...

Gobolka Banaadir oo howlo biyo saaris ah ka sameeyay waddooyinka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Waaxda Nadaafada iyo soo  celinta Bilicda Muqdisho Mudane Maxamed Suudi ayaa sheegay in dowladda hoose ee Xamar ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya + Sawirro

RIYADH (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa maanta oo Jimco ah kulan gaar ah la...

QM oo ka cabsi qabta inay fashilmaan guulihii laga gaaray dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa wadahadalo kula jirta Soomaaliya iyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) si loo xaqiijiyo in kala-guurka amniga lagu...

Xasan Sheekh oo Sacuudiga kusoo bandhigaya mowqifka DF ee Falastiin

RIYADH (SMN) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya, halkaas oo uu kaga qeybgeli...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis cusub + Sawirro

RIYADH (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Haruuse ayaa Heshiis iskaashi ah la saxiixday dhigiisa Boqortooyada Sacuudiga Mudane H.E Faisal bin...

Wasiir Huruuse oo ka qayb-galaya shirka wasiirada arrimaha dibedda Carabta

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya uga qeyb galaya shirar...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudiga

RIYADH (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta,...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...