Wasiir Daa’uud Aweys “Dhimashada Fatahaadaha waxay gaartay 31 qof”
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac,oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka iyo qaar kamid ah Culimada...
Askar Ugandhees ah oo ciidanka looga saarey weerarkii Buula-Mareer
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ciidanka ka saartay Labo askari oo lagu eedeeyay inay dayacayaad iyo fulaynimo sameeyeen xili Al-Shabaab weerar...
Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug
CEELDHEER (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo maanta ka dhacay degmada Ceeldheer...
Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Puntland iyo Catriona Liang? + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Liang iyo wafdi...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay mowqifka DFS ee Falastiin
RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan degdeg ah oo ay...
R/W Xamza oo furay shirka maalgashiga dhaqaalaha buluugga ah ee Somalia
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya oo lagu...
Laftagareen oo UK kala hadlay daadadka ku dhuftay Baydhabo + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Danjiraha Ingiriiska U fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis...
Maxkamadda racfaanka oo u fariisatay dacwadda mas’uuliin loo haysto musuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fariisatay dhageysiga dacwad musuq-maasuq ah oo loo haysto ma’suuliyiin ka tirsan dowladda.
Waxaa...
SoDMA oo soo gabagabeysay tababar ku saabsan Sugnaanta Cuntada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigenka Hay'adsa Maareynta Musiibooyinka XJFS Muddane Dr Ahmed Abdi Aadan ayaa soo xiray tababar ciwaankiisu yahay Tilmaamayaasha Sugnaanta Cuntadda...
Xamza oo war kasoo saaray amniga dalka iyo xaaladda soo korortay ee Roobabka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xalay ka qayb galay munaasabad casho ah oo Taliyaha Ciidanka...















