Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shirka golaha wasiirada Jubbaland oo looga hadlay fatahaadaha + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada oo si weyn looga hadlay saamaynta ay geysteen fatahaadaha...

Xiisad u dhexeyso SSC iyo Somaliland oo ka taagan gobolka Sool

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanan ah laga dareemayo deegaano hoostaga gobolkaaasi, halkaas oo ay...

Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Hey’adda SoDMA oo doonyo dheereeya u dirtay degmada Baardheere + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo ka jawaabaysa xaaladaha adag ee ka jira gobolka #Gedo Degmooyinkiisa kala duwan ee...

Qaraxyo ka dhacay goobo ganacsi [Sawirro]

MUQDISHO, Soomaaliya - Xalay fiidkii hore waxaaa bam gacmeed lagu tuurey BTS ay shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom ku leedahay deegaanka Muusaaaley ee Ceeelasha...

Senator Fartaag oo ka hadlay xaaladda adag ee ka jirta gobolka Gedo

MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka tirsan Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda adag ee haatan ka...

DF Soomaaliya oo warbixin ka kooban 22 qodob kasoo saartay xaaladda dalka

MUQDISHO (SMN) - 1- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi...

Galmudug oo la wareegtay ceel biyood ay ku dagaalameen laba beelood

DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka degmada Dhuusamareeb, Mudane Cabdisamad Salaad Aadan ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu la wareegay ceel biyood ay maalmo...

R/W ku xigeenka XFS oo war cusub kasoo saaray xaaladda dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta booqasho ku tagay...

Tarsan oo xaflad sagootin ah loogu sameeyay magaalada Nairobi + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Munaasabad sagootin ah ayaa maanta loogu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo soo...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...