Maxkamadda ciidamada oo digniin culus u dirtay ciidamada Xoogga dalka
BAYDHABO (SMN) - Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida qaybta 60-aad Gaashaanle Sare Sheekh Aadan Abuukar Maxamed ayaa khudbad dardaaran ah u jeediyay ciidamada xasilinta...
Qarax miino oo lagu xiray guri ku yaalla degmada Dayniile
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax miino oo xalay ka dhacay guri ku yaallo degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Guri uu...
Guddoomiye Abshirow oo kulamo ka wada magaalada Luanda + Sawirro
LUANDA (SMN) - Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow Ayaa maanta magaalada Luanda kula kulmay Guddoomiye ku-xigeenka Barlamaanka dalka...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga
ISTANBUL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku...
Guuleed oo war cusub kasoo saaray wadahadallada DFS iyo Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland Cabdikariim Xussen Guleed ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay raadinta midnimada dalka iyo...
Faahfaahino kasoo baxaya howlgal laga sameeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa xalay howlgallo culus ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee...
Sawirro: Aadan Madoobe oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka
WASHINGTON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa...
Xamza oo magacaabay Golaha Hanaanka Casriyeynta iyo Isbedelka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga...
Madaale oo dhagax dhigay dhismaha Laami laga hirgelinayo Dharkenley
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Dabakaaya...
Golaha wasiirada oo mushaarkooda ku taageeray ciidamada Xoogga dalka
MUQDISHO (SMN) - Kulanka shirka golaha wasiirrada ee XJFS ayaa mushaarkooda waxay ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Al shabaab ee ka socda qabyo ka...















