Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

General Sheegow Axmed oo maanta lagu maxkamadeynayo magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidanka Qalabka sida ayaa lagu wadaa maanta in ay dhageysato kiiska General Sheegow Axmed Cali oo ah sarkaal ciidan oo...

Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo kulamo ka wada magaalada Washington

WASHINGTON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Washington kula kulmay Guddiga Arrimaha...

DF oo shaacisay inay korortay tirada dhimashada hooyada iyo dhalaanka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda adag...

Sawirro: Gudddoomiye Yabooh oo xalay kormeer ku tegay Degmada Yaaqshiid

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxwaynaha Midowga Yurub

BRUSSELS (SMN) - Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub Mudane Charles...

Cali Guudlaawe oo guddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirada HirShabelle

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shir gudoomiyay Kulanka Golaha...

Wasiir Jaamac oo kulan la yeeshay saraakiisha Taliska Qeybta 60-aad

XUDUR (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan Dar daaran ah la qaatay Saraakiisha Taliska Qeybta...

Taliyaha ciidanka Xoogga oo la kulmay saraakiil ka socota Talyaaniga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kulan la qaatay Taliye xigeenka Ciidamada Talyaaniga dhanka Hawl galada wadajirka...

Madaxweyne Saciid Deni oo eedeymo culus u jeediyay dowladda Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Saciid Cabdullahi Deni, madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo maanta furay kaldhiga 53-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa weerar dhanka afka ah ku...

Maamulka gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray xaaladda magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weli xaalad adag ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi,...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...