Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xil u magacaabay Cali Jayte Cismaan
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweyne...
Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay inay diyaar u yihiin in gurmad la gaarsiiyo Gaza
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October...
Munaasabad lagu xusayay qaraxii Soobe 2 oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Munaasabad xus iyo xasuus ah looguna duceynayay shacabkii ku shahiiday weerarkii Al-Shabaab 29-kii October 2022 ka fuliyeen isgosyka Soobe ayaa maanta...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Wararna naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka...
Wasiirka Ganacsiga XFS oo digniin culus u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha XFS, Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo la hadlay warbaahinta ayaa farriin culus u diray guud ahaan ganacsatada Soomaaliyeed.
Wasiirka...
Golaha Wasiirada oo ansixiyay miisaaniyad ka badan hal bilyan oo dollar + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala...
Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Diinsoor + Sawirro
DIINSOOR (SMN) - Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca Dalka, Wasiirka Qorshaynta iyo Mas’uuliyiin kale...
Hay’adda WFP oo dalbatay lacag wax looga qabanayo xaaladda Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ayaa shalay ku dhawaaqday inay u baahan tahay 351 milyan oo Doollarka Maraykanka ah oo lagu...
Sawirro: Duqa Muqdisho oo xarun muhiim ah ka dhagax dhigay Xamarweyne
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay xarunta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka Dadweynaha...
Maleeshiyaad hubeysan oo dil ka gaystay duleedka magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Dabley hubeysan ayaa xalay saq-dhexe ku dilay qof shacab ah deegaan lagu magacaabo Dharjo oo u dhow magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Marxuumka...















