Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo...

Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay wasiirka cusub ee amniga Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta magacaabay wasiirka cusub ee amniga maamulkaasi, iayada oo loo magacaabay Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji...

Sawirro: Qoor Qoor iyo wasiiro booqday ciidamada ku sugan koonfurta Mudug

CAMAARA (SMN) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Warfaafinta...

Hoggaamiya SSC-Khaatmo oo ku dhawaaqay go’aan ka dhan ah Puntland

MUQDISHO (SMN) - Hoggaamiyaha maamulka SSC Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo xalay Muqdisho uga qayb-galay kulan su'aallo lagu weydiinayay ayaa ka hadlay arrimo xasaasi...

Sawirro: Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga

ROMA (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga...

Galmudug oo beenisay inay istaageen howlgalladii ka socda maamulkaasi

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha ee maamul goboleedka Galmudug, Cumar Maxamed Diiriye oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Shabelle ayaa ka...

Soomaaliya oo la wareegtay hoggaaminta kulan weynaha Hay’adda WHO + Sawirro

QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda ferderaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Aden ayaa shir gudoominayay kalfadhigii 70-aad ee Hay’adda Caafimaadka...

Sawirro: Madaale oo booqasho ku tagay Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar,...

Koonfur Galbeed oo u diyaar garowday wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

Baydhabo (SMN) - Wasiirka Amniga dowlad goboleedka  Koonfur Galbeed Xasan Cabduqaadir Maxamed iyo Taliyaha Booliska Maamulkaas G/Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa gudoomiyay kulan lagu...

Taliyaha ciidamada dhulka oo kormeer ku tegay deegaanka Ciid Ciidka + Sawirro

MAHADAAY (SMN) - Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed G/le sare Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta kormeer shaqo ugu tagay Kumaandooska Ilaalo Qaran oo...

WARAR KALE

SoDMA oo London Looga Daah-furay Xarunta Isku-xirka Gurmadka Degdegga ah

London, UK - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada London ee Boqortooyada Midowday uga qayb gashay munaasabad lagu daah-furay Xarunta Isku xidhka...

Soomaaliya oo Geneva ku Soo Bandhigtay Horumarka Xuquuqul Insaanka

Geneva, Switzerland - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad ka jeedisay kulan heer sare...

Somalia, Norway Discuss Economic Growth and Financial Reforms in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somali Finance Minister Bihi Iman Egeh met Norway's ambassador to Somalia, Kenya and Seychelles, Siv Cathrine Moe, and senior embassy officials...