Koonfur Galbeed oo u diyaar garowday wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab
Baydhabo (SMN) - Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Xasan Cabduqaadir Maxamed iyo Taliyaha Booliska Maamulkaas G/Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa gudoomiyay kulan lagu...
Taliyaha ciidamada dhulka oo kormeer ku tegay deegaanka Ciid Ciidka + Sawirro
MAHADAAY (SMN) - Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed G/le sare Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta kormeer shaqo ugu tagay Kumaandooska Ilaalo Qaran oo...
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray magaalada Bacaadweyne + Ujeedka
BACAADWEYNE (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayna wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulkaadir Maxamed Nuur, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta JFS...
Puntland oo shirarka siyaasadeed ka mamnuucday magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Nugaal ee Puntland Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa sheegay in Garoowe aan lagu qaban karin shir aysan ogeyn madaxda sare...
Soomaaliya oo Morocco uga qaybgaleysa shirka guud ee Bangiga Aduunka & IMF
MARAAKISH (SMN) - Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Maraakish ee dalka Boqortooyada...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleedka kasoo cusboonaaday Mudug
GALDOGOB (SMN) - Odayayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug ayaa ku baxay colaad labo beelood oo wada daga gobolkaasi dhawaan ku dhexmartay deegaano hoostaga degmada Goldogob.
Dagaalkaan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday ciidamada lagu tababarayo dalka Eritrea
ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xeryaha...
Soomaaliya iyo Uganda oo ka wada-hadlay dagaalka Al-Shabaab + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda Uganda ee Dhanka...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay safiirka Finland u jooga Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Finland u fadhiya Soomaaliya,...
Faahfaahin ku saabsan hoobiyeyaal ku dhacay Dharkenley + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya tiro hoobiyeyaal ah saaka ku dhacay qaybo kamid ah degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir,...















