Madaxweyne Laftagareen oo tababar usoo xiray ciidamo cusub + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta tababar usoo xiray Dufcadii 8-aad Ciidanka Booliska Gaarka...
Ciidamada booliska oo gacanta ku dhigay gaari siday walxaha qarxa
MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doosishe) ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay ka sameeyeen qaybo kamid...
DF oo shaacisay magacyada xubnaha laga dilay Shabaab labadii bil ee lasoo dhaafay
MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mar kale warbixin cusub kasoo saartay guulaha laga gaaray howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galmudug iyo...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka ay wada guddoomiyeen Fiqi iyo Madaale?
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Guduha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)...
DF Soomaaliya oo war kasoo saartay khasaaraha dagaalkii Shabeelow
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daa'uud Aweys ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal shalay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku...
Kenya oo shaacisay goorta ay ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya
NAIROBI (SMN) -W asiirka Difaaca Kenya Aadan Ducaale ayaa Arbacadii sheegay in ciidamada Kenya ay dhameystiri doonaan ka bixista Soomaaliya marka la gaaro Dec...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka, ka dib...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la wiiqay awooddii Al-Shabaab
MUQDISHO (SMNN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ka qayb-galayay dood ku saabsan dagaalka Al-Shabaab oo diiradda lagu...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Itoobiya oo laga guddoonay warqadaha aqoonsiga
ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Dawladda Ethiopia Sahle Work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoontay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...
Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo culus oo ka dhacay gobolka Mudug
GAALKACYO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo diyaaradeed oo saaka aroortii hore ka dhacay deegaanka Shabeelow ee koonfurta gobolka Mudug.
Duqeymaha ayaa...














