Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

DF Soomaaliya oo gaadiid ku wareejisay Koonfur Galbeed iyo Jubbaland

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda FS ayaa gawaari loogu talagalay baahinta adeegga talaalka ku wareejiyey wasaaradaha caafimaadka dowlad goboleedyada...

Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Wasiirada Xanaanada Xoolaha, Hassan Hussein Mohamed (Eeley ) iyo Beeraha Axmed Madoone Nuunow ayaa Maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo ee...

Ra’iisul wasaare Xamza oo daah-furay mashruuc muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Hamza Abdi Barre iyo Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali...

Daawo: Golaha Shacabka oo la horgeeyay mooshin ku aadan xarigga Sheegow

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa dood ka yeeshay mooshin ku aadan xarigga Janaraal Sheegow...

Sawirro: Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo gaaray degmada Awdheegle

AWDHEEGLE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo shalay khasaare lagu gaarsiiyay...

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo hal arrin ku amaanay dowladda Qatar

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyay mowqifka dowladda Qadar ay ku garab taagan tahay dalkiisa, isagoo...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay ka hortegto weerarada Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Siyaasiga Nuur Sheekh Cismaan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay kororka weerarada ay Al-Shabaab ku qaadaan saldhiyada...

Laba xildhibaan oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Ceelgaras

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in goodhow qarax xoogan uu ka dhacay gudaha deegaanka Ceelgaras...

Ciidamada Koonfur Galbeed oo garoonka Baydhabo ku qabtay sarkaal Shabaab ah

BAYDHABO (SMN) - Taliska Nabad Sugidda Koonfur Galbeed ayaa maanta soo bandhigay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo.   Ninkan oo...

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer ku tegay baraha koontaroolada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu Wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...