Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wararkii ugu dambeeyay khilaafka ka dhex-qarxay madaxda sare ee Galmuudg

DHUUSAMAREEB (SMN) - Dagaal siyaasadeed oo u dhaxeeyo madaxweynaha Galnmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo Cali Ciid ayaa qarxay kadib markii uu Ku...

Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul wasaare Xamza iyo Farmaajo?

DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqasho ugu...

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab iyo ilaaladiisa oo duqeyn lagu dilay + Magaca

DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan ayaa waxaa laga helayaa howlgal dhanka cirka ah oo ay xalay ciidamada dowladda iyo saaxibada caalamiga ah ka...

Faah-faahino ka soo baxaya qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo kamid ah deegaanka Ceelasha Biyaha ee...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray degmada Aadan Yabaal + Sawirro

AADAN YABAAL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo kuwa halyeeyada shacabka ee...

Sawirro: Muxuu Ra’iisul wasaare Xamza kala hadlay taliyaha ciidanka Qatar?

DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Taliyaha ciidanka qalabka sida ee Qatar, Salem...

Villa Somalia oo shaacisay in xal laga gaaray xiisadda Hiiraan + Sawirro

MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka reer Hiiraan...

Sawirro: R/W Xamza oo la kulmay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar

DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya ahmiyadda uu dalka u leeyahay maalgashiga shisheeye, ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in dil loogu hanjabo maalin kasta

MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidanka Guutada Cali binu Abiidaalib ee degmada Maxaas ayaa ku bogaadiyey...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay farageliso dagaalka Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Maxamed Xaadir Nuur oo ah falanqeeye siyaasadeed ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka magaalada Laascaanood, isaga oo baaq u diray...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...