Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha Ammaanka QM oo go’aan ka gaaray dhoofinta dhuxusha Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu...

Faah-faahino ka soo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeymo xoogan ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaasi,...

Sawirro: Wafdi ka socda Itoobiya oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ethiopia, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay hoggaanka taliska CXD + Sawirro

AADAN YABAAL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la...

Qarax khasaare gaystay oo maanta ka dhacay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay deegaanka Wamooley oo ka tirsan gobolka Galgaduud...

Soomaali laga soo musaafuriyay dalka Libya

TRIPOLI (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha Liibiya Imed Trabelsi ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay in dalka ku yaalla waqooyiga Afrika uu soo tarxiilay in...

Sawirro: Maxaa ka soo baxay shirka maanta ee golaha wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shirka golaha...

Duqa magaalada Muqdisho iyo Ergay Cabdikariin Guuleed oo kulmay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha howlgal ka dhacay Galgaduud

MUQDISHO (SMN) - War qoral ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal culus oo ay xalay ciidamada dowladda iyo...

Faah-faahinta weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Nuur Dugle

NUUR DUGLE (SMN) - Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay saaka weerar culus ku qaadeen deegaanka Nuur Dugle ee gobolka Shabeelaha Dhexe.   Weerarka oo...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...