Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Salah Jama ayaa ka qeyb galay Shirka Isbeddelka Cimillada Afrika (ACS23) oo ka dhacaya magaalada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay dagaalka Al-Shabaab + Sawirro

DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan degmada Aadan Yabaal + Ujeedka

MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu gaaro degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe.   Socdaalkan...

Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo goordhow ka dhacay degmada Maxaas

MAXAAS (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay gudaha degmada Maxaas ee...

Madaxweynaha Jubbaland oo ku wajahan gobolka Gedo

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku wajahan gobolka Gedo oo khilaafkiisa siyaasadeed ay u muuqanayaan kuwo haatan xal...

Ciidamada Booliska oo xalay howlgal ka sameeyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee qeybta gobolka Banadir ayaa xalay howlgallo ka fuliyey xaafado ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir, askarta...

Sawirro: Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay arrimo muhiim ah

QAAHIRA (SMN) - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed oo Safar shaqo ku jooga Dalka Masar ayaa kulan kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray geerida Axmed Naaji Sacad

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee...

Wasiiro ka tirsan Jubbaland oo booqday jiidda hore ee dagaalka + Ujeedka

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo uu wehliyo sii hayaha...

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Daaru-Nicma iyo dagaal ka dhacay

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Warar ka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya haatan dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo xubnaha Al-Shabaab uu ka socda...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...