Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Muungaab oo soo saaray baaq ku aadan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay dagaalka ka...

Ciidamada dowladda oo dib uga soo baxay deegaano ku yaalla Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Saraakiisha  ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Xoogga dalka ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii...

CC Shakuur oo shaaca ka qaaday inay jiraan dowlado taageera Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah ergeyga gaarka ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bani'aadanimada ayaa shaaca ka qaaday...

Maxamuud Macallin oo qaabilay safiirka Soomalia ee Ururka Iskaashiga Islaamka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Soomalia u fadhiya Ururka Iskaashiga Islaamka...

Duqa Muqdisho oo Geel ku wareejiyay ciidamada ku sugan furinta dagaalka

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xooga...

Sawirro: Wasiir Mukhtaar Roobow oo la kulmay culimada wasaaradda

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo uu weheliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Xaaji Ibraahim...

Faah-faahino ka soo baxaya dagaal maanta ka dhacay magaalada Marka

MARKA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay bartamaha magaalada Marka ee xarunta...

Wasaaradda Maaliyadda oo BF u gudbisay Xisaab-xirka sanadkii 2022

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u gudbisay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xisaab -xirka Dowladda ee 2022-kii.   Wasiir Ku-xigeenka...

Axmed Madoobe oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo khudbad ka jeediyay xirtaanka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee lagu soo...

Wafdi ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo yimid Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daawada Dr. Maxamed Maxamuud...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...