Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah-faahino kasoo baxaya howlgallo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgallo ay xalay ciidamada dowladda ka sameeyeen xaafado ka tirsan maagaalada caasimadda ah ee...

DF Soomaaliya oo loogu baaqay inay wax ka qabato amniga Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan hore Idiris Xasan Faarax oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay xaaladaha ammaan ee ka jira magaalada Muqdisho.   Idiris...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo haweenka kala hadlay dagaalka Al-Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Qatar

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Cabdalla...

Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada oo maanta xilka la wareegay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay...

DF Soomaaliya oo sheegtay in lacag ay leedahay lagu dhisay dekedda Garacad

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Hantidhowraha guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray warbixin ku saabsan u hoggaansanaanta sharciga, taas oo quseysa hay’adaha gacanta ku...

Taliska Booliska oo war ka soo saaray weerarkii ka dhacay degmada Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya, Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa faah-faahin ka bixiyay weerar iyo dagaal toos oo...

Wasiir ku xigeenka caafimaadka XFS oo la kulmay Wasiirka Caafimaadka dalka India

NEW DELHI (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda XFS Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa la kulmay Wasiirka Caafimaadka...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka magaalada Laascaanood + Khasaaraha

LAASCAANOOD (SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo maanta iyo shalay ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka...

Faah-faahino kasoo baxaya weerar culus oo xalay ka dhacay degmada Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku billowday qarax oo xalay Al-Shabaab ay ku qaadeen degmada Kaxda ee gobolka...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...