Ciidamada Xoogga iyo kuwa deegaanka oo kaabiga ku haya degmada Ceelbuur
CEELBUUR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay kaabiga ku hayaan...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shoirka uu guddoomiye R/W ku xigeenka?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo maareyeyaasha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Hay’adda SoDMA + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa...
Ra’iisul wasaare Xamza oo guddoomiyey kulan looga hadlayay amniga Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii looga...
Duqa magaalada Muqdisho oo qaabbilay wafdi ka socda hay’dda WFP + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Ku-xigeenka...
Wasiir Xasan Macallin oo boggaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS Mudane, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray...
Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo saaka aroortii hore ka dhacay qaybo ka mid...
Sawirro: Madaxweynaha HirShabelle oo shir ku qabtay Masaajid Cali Gaduud
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha HirShabellle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay Barnaamijka Xasilinta ee ku qotoma Mashaariicda Bulshada, Maamul dhisida, Amniga,...
Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada Galmudug iyo deegaanada la xoreeyay
DHUUSAMAREEB (SMN) - Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal Cabdulaahi Cali Caanood oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay howlgalladii ugu...
Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay odayaal iyo siyaasiyiin + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta heerarka kala-duwan ee...














