Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah-faahino ka soo baxaya dagaal mar kale ka dhacay magaalada Garoowe

GAROOWE SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo koox hubeysan uu ka dhacay...

Idiris Dhaqtar oo shaaciyay cidda ka dambeysa dhibaatada Koonfur Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ahaa baarlamaankii hore ee dalka ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee Koonfur Galbeed, kadib wareysi uu...

Aqalka Sare oo la horgeeyay Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ooy wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga...

Daawo: Taliska Booliska oo faah-faahin ka bixiyay xarigga jeneraal Sheegow

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalkii ka dhacay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley, kaas oo u dhexeeyay...

Wararkii ugu dambeeyay hoobiyeyaasha saaka lagu gaaracay garoonka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo saaka aroortii hore lagu qaaday garoonka...

DEG DEG: Janaraal Sheegow iyo qaar ka mid ah ciidankiisa oo nolosha lagu qabtay

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska iyo kuwa Xasilinta oo is-kaashanaya ayaa gacanta ku soo dhigay Janaraal Sheegow iyo qaar ka mid ah Ciidanka oo...

Wiil Soomaali ah oo fal toogasho ah ka geystay Mareykanka, kadibna is dilay

COLUMBUS (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhacdo naxtin leh oo ka dhacday dalka Mareykanka, kadib markii wiil Soomaali ah uu...

Faah-faahino kasoo baxaya hoobiyeyaal saaka lagu weeray garoonka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) – Jug culus ayaa saaka aroortiui hore laga maqlay dhanka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib markii hoobiyeyaal lagu garaacay.   Ilo...

Dagaal u dhexeeyo ciidamo ka wada tirsan kuwa DF oo ka socda Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Dowladda, gaar ahaan kuwa Xasilinta iyo Ciidan kale oo ka amar qaata Generaal Sheegow ayaa...

Agaasime cusub oo loo magacaabay madaxtooyada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka.   Mudane Cabdixakiim...

WARAR KALE

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jowhar-yareey

Shabeellaha Hoose - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa xalay ilaa saacadihii hore ee saaka...

Somali PM Inspects New NISA Forces Trained to Boost Security in Galmudug

BALANBALLE, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre, accompanied by Galmudug President Ahmed Abdi Karie Qoor Qoor and National Intelligence and Security Agency...

Somalia, Algeria Seek Stronger Cooperation on Agriculture and Food Security

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Agriculture and Irrigation, Mohamed Abdi Hayir Maareeye, received Algeria’s ambassador to Somalia on Monday for talks focused on...