Dowladda Soomaaliya oo arrimo xasaasi ah kala hadashay Masar + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiiru-dowlaha wasaaradda amniga gudaha XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa oo ay weliyaan Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qorshaha dowladda kadib xoreynta dalka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamaareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug uga qayb galay kulan dadweyne...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo soo saaray digreeto ayaa xalay magacaabay guddi xildhibaano ah oo...
Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Hindiya + Sawirro
GANDHINAGAR (SMN) - Wasiirka ku xigeenka wasaaradda caafimaad iyo daryeelka bulshada ee xukuumadda fedaraalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Xasan Bullaale ee uu wehlinayo Danjiraha dowladda...
Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa sheegay in duqayn is-difaacid wadajir ah ay la beegsadeen maleeshiyaadka al-Shabaab 15-kii bishan August, ayna...
Somaliland oo iska fogeysay dilka Abawaankii weynaa ee Jaamac Kadiye
LAASCAANOOD (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay Somaliland ayaa waxaa looga hadlay dilkii loo geystay AUN Abwaankii weynaa ee Jaamac Kadiye, kaas oo gelinkii...
Qarax iyo duqeymo culus oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe + Khasaaraha
JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka degmada...
R/W Xamza oo amar dul-dhigay golaha wasiirada iyo hay’adaha dowladda
MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayuu ku faray Hay’adaha Dowladda iyo...
Wasaaradda Waxbarashada oo billowday dib u habeynta jaamacaddaha dalka
MUQDISHO (SMN) - Xukuumadda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda waxbarashada ayaa ku dhowaaqday in sanadkan uu noqon doono sanadka tayeynta tacliinta saree e dalka.
Wasiirka...
Aadan Ducaalle: Ciidankeena danaha Kenya ayay ka fulinayaan Soomaaliya
NAIROBI (SMN) - Wasiirka difaaca Aadan Barre Ducaalle ayaa ku dhawaaqay xiliga ay ciidanka ka socda Kenya, ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Africa...















