Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay bixitaanka Ciidamada ATMIS

WASHINGTON (SMN) -Wasiirka Amniga Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed (Doodishe) oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa mar kale ka dhawaajiyay in dowladda federaalka ay ka...

Wararkii ugu dambeeyay xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa weli ka taagan xaalad cakiran iyo dagaallo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma,...

Premier Bank oo suurtageliyay lacag-diris & Helis bangiyeed oo degdeg ah

MUQDISHO (SMN) - Premier Bank ayaa hirgeliyay nidaamkii ugu degdegta badnaa ee lacag diris iyo helid bangiyeed ah ee abid ka hirgala dalka, kadib...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka wadatashiga Soomaaliya ee ku saabsan u diyaargarowga shirka Isbeddelka...

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka wadamada G20

MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo ka qaybglaay shirka wadamada G20 ayaa la kulmay Wasiiradda...

Dibadbax rabshada wata oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Dadweyne ka careysan xarigga loo geystay Jeneraal Sheegow Axmed Cali ayaa haatan banaanbax ka wada gudaha magaalada Muqdisho.   Dibadaxa ayaa waxaa dhigaya...

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo gaaray degmada Aadan Yabaal

AADAN YABAAL (SMN) - Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo weli kulamo ka wada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kulamo ka wada magaaladaais, kuwaas oo...

Faah-faahino ka soo baxaya dagaal mar kale ka dhacay magaalada Garoowe

GAROOWE SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo koox hubeysan uu ka dhacay...

Idiris Dhaqtar oo shaaciyay cidda ka dambeysa dhibaatada Koonfur Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ahaa baarlamaankii hore ee dalka ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee Koonfur Galbeed, kadib wareysi uu...

WARAR KALE

Aqoon-is-weydaarsi ku Saabsan Xuquuqul Insaanka oo Muqdisho Lagu Furay

Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) iyo Dalladda Carabta ee Hay’adaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka (ANNHRI) ayaa...

Wasiirka Beeraha oo Qaabilay Safiirka Aljeeriya ee Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay...

Taliska Gobolka Banaadir oo Beeniyey Wararka Laga Faafinayo Baraha Bulshada

Muqdisho – Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa bulshada Caasimadda Muqdisho ku wargeliyey inaysan waxba ka jirin wararka baraha bulshada lagu faafinayo ee sheegaya in...