Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulankii ugu dambeeyay la qaatay Tinna Intelman

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb Danjiraha Midowga Yurub Marwo Tinna...

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Jaamac Kadiye

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u...

Madaxweyne Muuse Biixi oo war cusub ka soo saaray xaaladda Somaliland

HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Hargeysa ayaa ka hadlay xiisadaha ka jira maamulkaasi. Muuse...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay xubnom Shabaab ah

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgallo culus oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka...

Golaha Shacabka oo maanta ansixiyey hindise sharciyeedka hanti dhowrka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow, ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 19-aad ee Golaha...

R/W ku xigeenka dalka oo daah-furay dib u eegista qorshe muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad oo ay...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay safiirka Midowga Yurub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qaabbilay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Tina Intelmann oo ay usoo dhammaatay...

Macallimuu oo war cusub kasoo saaray xaaladda guud ee gobolka Gedo

GARBAHAAREY (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Gedo, Cismaan Nuur Xaaji (Macallimuu) oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladda...

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo magacaabis sameeyay (Akhriso)

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta sameeyay magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.   Xamza ayaa u magacaabay...

Wararkii ugu dambeeyay xiisadda maanta ka taagan duleedka magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta xiisada xoogan ay ka taagan tahay duleedka magaalada Garoowe ee caasimadda...

WARAR KALE

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jowhar-yareey

Shabeellaha Hoose - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa xalay ilaa saacadihii hore ee saaka...

Somali PM Inspects New NISA Forces Trained to Boost Security in Galmudug

BALANBALLE, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre, accompanied by Galmudug President Ahmed Abdi Karie Qoor Qoor and National Intelligence and Security Agency...

Somalia, Algeria Seek Stronger Cooperation on Agriculture and Food Security

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Agriculture and Irrigation, Mohamed Abdi Hayir Maareeye, received Algeria’s ambassador to Somalia on Monday for talks focused on...