Kenya oo ciidamo soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya
NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay ciidamo dheeraad ah soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya.
Ciidamadan...
Sawirro: R/wasaaraha XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Sharm El Sheikh
SHARM EL SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharm El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday ahmiyadda...
Madaxa Hay’adda UNFPA oo ka hadlay maalinta cidhibtirka xanuunka Fastuulaha
Xafladan oo lagu xusayay maalinta cidhibtirka xanuunka Fastuulaha ee isu furanka dumarka islamarkaana ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda sanduuqa dadweynaha...
Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka Degmada Wanlaweyn
Muqdisho – Xiisada dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed ayaa saaka laga dareemayaa Duleedka Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh.Hoose oo qiyaas ahaan...
R/W Xamza oo shirweyne muhiim ah uga qayb-galay dalka Masar + Sawirro
SHARM EL-SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir...
Ciidanka Booliska oo howlgallo ka wada duleedka Muqdisho
Muqdisho – Ciidamada Booliska ayaa howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinayo ammaanka waxay ka wadaan degaanno ku yaalla Duleedka Magaalada Muqdisho.
Howlgalladana yaa xooggooda...
Mahad Salaad oo kulamo ka wada dalka Mareykanka
Muqdisho – Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Salaad ayaa kulamo ka wado Magaallooyinka Washington iyo New Yorka ee dalka Mareykanka.
Ilo...
Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Degmada Jilib
Muqdisho – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in weerar dhanka cirka ahaa ay ka fuliyeen Degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe, halkaasi oo weli...
Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo safar dibadeed u baxay + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm El-Sheikh...
Maxkamadda CQS oo xukuno ku ridday askartii ka dambeysay dhacdadii Siinaay
MUQDISHO (SMN) -Maxakmadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku ridday askar ka tirsan ciidanka dowladda oo weerar sababay dhimasho...















