Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xildhibaanada BF Soomaaliya ku metala Puntland oo baaq culus soo saaray

GAROOWE (SMN) - Qaar ka mid ah xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metala Puntland ayaa war kasoo saaray xaaladda maamulkaasi.   Xildhibaanadan oo...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay howlgallo ka dhacay duleedka Afmadow

AFMADOW (SMN) - Dowladda federaalka Somaaliya, gaar ahaan wasaaradda warfaafinta ayaa ka warbixisay howlgallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada Jubbooyinka ee...

Maydka wiil dhalinyaro ah oo laga helay balli ku yaal degmada Galdogob

GALDOGOB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Mudug ayaa sheegaya in maanta maydka wiil dhalinyaro ah laga helay balliga Laasaha oo ku yaal degmada...

Muxuu Wasiir Cilmi Maxamuud ka yiri xilka qaadistii lagu sameeyay?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay xilka qaadistii xalay...

Mas’uul ka tirsanaa Somaliland iyo ciidamo uu watay oo ku biiray SSC

LAASCAANOOD (SMN) - Guddoomiyihii hore ee gobolka Sool, Cabdiqani Jiidhe ayaa ku dhawaaqay inuu gebi ahaan uu isaga baxay Somaliland, sababo la xiriira dagaalka...

R/W Xamza oo magacaabis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa  xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid...

Madaxda SODMA iyo Bisha Cas Turkey oo ku kulmay Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay Wafdi uu hugaaminaayey Agaasimaha...

Agaasime cusub oo loo magacaabay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

MUQDISHO (SMN) -Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda federaalka ayaa maanta Agaasime KMG ah u magacaabay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.   Wasiir Maxamed Cali Doodishe ayaa xilkan...

R/W Xamza oo kulan la yeeshay madaxda Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo sii wada kulamada la xisaabtanka Wasaaradaha, ayaa maanta su’aalo ku...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgallo ka socda Hiiraan

MUQDISHO (SMN) - War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal culus oo ay maanta ciidamada dowladda iyo kuwa...

WARAR KALE

South West State cabinet reviews security, floods and youth employment

BAIDOA, Somalia — South West Somalia's cabinet has discussed security, flooding risks, youth employment and the delivery of basic public services at a meeting...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed?

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo looga...

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...