Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo qarax lagula eegtay Lamu + Khasaaraha
GAARISA (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Kenya lagula beegsaday qaybo kamid ah gobolka Lamu...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duleedka Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay markale dagaal culus uu ka qarxay duleedka bari ee magaalada Laascaanood,...
Museven oo shaaciyay inay Drones usoo iibinayaan askartooda ku sugan Somalia
KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni oo kulan gaar ah la qaatay taliyeyyaasha ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS ayaa si...
Wararkii ugu dambeeyay xiisadda dagaal ee maanta ka taagan magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in weli xaalad adag ay ka taagan tahay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.
Xiisadda...
Xasan Sheekh oo saxiixay magacaabista taliyaha Xooga & taliyaha ciidanka dhulka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin...
Guddoomiyaha SODMA oo gaaray Garoowe
Wafdi uu hogaaminayey Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland,iyadoo...
Taliye cusub oo loo magacaabay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay General Ibraahim Sheekh...
Guddoomiyaha SoDMA iyo safiirka Qatar oo furay mashruuca Udxiyada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle iyo Safiirka dalka qadar ee Soomaaliya Ambassador Abdolla Salem...
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Ciidam ammaanka Puntland iyo kuwa taabacsan mucaaradka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta isku horfadhiyaan gudaha magaalada Garoowe.
Wararka ayaa sheegaya in...
Xog Sirdoon: Shabaab oo qorsheynayso inay weerar ka fuliso dalka Kenya
NAIROBI (SMN) - Sirdoonka Kenya ayaa sheegay inuu helay xog muujinaysa in Al-Shabaab ay qorsheynayso weerar culus inay ka fuliso dalkaas, oo kamid ah...















