Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macallin Fiqi oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ayaa goordhow gaaray...
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda guud ee magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xaalad deganaasho ah laga dareemayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi.
Beledweyne ayaa shalay...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay madaafiic lagu garaacay Golweyn
MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo xalay lagu garaacay degaanka Golweyn ee gobolka...
Madaxweyne Qoor Qoor oo war cusub kasoo saaray heshiiska doorashooyinka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa war cusub ka soo saaray heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ee laga gaaray doorashooyinka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya shir kula leh Sheekh Shariif
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan uga socdaa madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Kulankan ayaa...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Soomaali Heshiis...
Duqa Muqdisho oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan Serbia
BELGRADE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Magaalada Belgrade kulan kula qaatay Ardeyda Soomaaliyeed ee...
Xujeyda Soomaaliyeed oo xaalad adag ay ku heysato Boqortooyada Sacuudiga
MADIINA (SMN) - Wararka laga helayo dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ah xujeyda tegtay dalkaas uu ku geeriyooday...
Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan ka sameeyay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho.
Howlgallada...
Guddoomiye Cali Jayte Cismaan oo xilka qaadis lagu sameeyay
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay xilkii ka qaaday gudoomiyihii maamulka gobolka Hiiraan Mudane Cali Jayte Cismaan, kadib wareegto...














