Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay guddiga dib u eegista Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Sawirro: Axmed Madoobe oo kulan la yeeshay ergeyga cusub ee QM

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing...

Duqa magaalada Muqdisho oo weli kulamo ka wada dalka Serbia + Sawirro

BELGRADE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Belgrade ee dalka...

R/W Xamza oo shaaciyay in xukuumadiisa ay shaqaaleysiisay 23 kun oo qof + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee...

Madaxweynaha Puntland oo eryay laba ka mid ah golihiisa wasiirada + Sababta

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyay laba wasiir oo kamid ah xukuumaddiisa, kadib wareegto...

Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada Wanlaweyn oo la dilay

WANLAWEYN (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay dil u geysteen guddoomiye ku ixgeenkii arrimaha bulshada...

Wafdi ka socda Midowga Afrika iyo QM oo gaaray degmada Cadale + Sawirro

CADALE (SMN) - Ergayga Midowga Afrika oo la socoto madaxa Xafiiska Taageerada QM ee Soomaaliya UNSOS ayaa booqday saldhiga Ciidanka Burundi ee degmada Cadala,...

SSC-Khaatuma oo markale digniin culus u dirtay xukuumadda Somaliland

LAASCAANOOD (SMN) - Afhayeenka SSC-Khaatumo, Feysal Falaalug oo warbaahinta la hadlay ayaa markale digniin culus u diray Somaliland oo ay weli isku hayaan gacan...

Faahfaahin ku saabsan duqeyn culus oo ka dhacday degmada Jamaame

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war waxa ay war ka soo saartay duqaymo diyaaradeed oo ka dhacay degmada Jamaame ee gobolka Jubbada...

Sawirro: Wasiir ku xigeenka caafimaadka XFS oo kulamo ka wada Addis Ababa

ADDIS ABABA (SMN) - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildh. Dr. Maxamed Xassan Maxamed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Dr. Lie Wasiirka Cafimaadka...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...