Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada howlgalka ATMIS oo dib ugu laabtay xeradooda Buulo-Mareer

BUULO-MAREER (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay ciidamada ATMIS ay dib ugu laabteen xeradii ay ku lahaayeen...

Axmed Madoobe oo Mareykanka kala hadlay dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Safiir ku xigeenka dowladda Maraykanka u fadhiya...

Laftagareen iyo Sheekh Aadan Madoobe oo kulan ku yeeshay degmada Baraawe

BARAAWE (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo xalay ku...

Madaxweynaha Puntland oo qaadacay heshiiska Golaha Wadatashiga Qaranka

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay ka hadlay go'aanadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo shir muhiim ah ka daah-furay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ganacsi...

Hantidhawraha Qaranka oo la kulmay sii hayaha Safaaradda Norway + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Haakon Svane...

Sawirro: Aadan Madoobe iyo Laftagareen oo dhagax-dhigay dekedda Baraawe

BARAAWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhagax...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay weerarkii Masagawaa

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay weerar ay Al-Shabaab saaka ku qaadeen deegaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud.   Dowladda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baraawe + Sawirro

BARAAWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaallo xeebeedka Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Aadan...

ATMIS oo sheegtay inay ka aargudatay Al-Shabaab kadib weerarkii Buulo-Mareer

BUULO-MAREER (SMN) - Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka howlgalka ATMIS ayaa waxaa lagu faah-faahiyay howlgal ay si wadajir ah u qaadeen ciidamadooda iyo...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...