Israa’iil oo Markii ugu Horreysay Danjire u Magacawday Somaliland
Muqdisho – Israa’iil ayaa markii ugu horreysay danjire u magacawday Somaliland, iyadoo tallaabadan ay ku timid xilli la sheegay in labada dhinac ay xoojinayaan...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar Ka Soo Saaray Isticmaalka Shilin Soomaaliga
Muqdisho – Kadib xiisado labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka taagnaa suuqyada magaalada Muqdisho, gaar ahaan diidmada isticmaalka lacagta Shilin Soomaaliga ee ka dhacday...
Hoggaamiye Jibriil oo qaabilay siyaasiyiin ka soo jeeda Shabeellaha Hoose
Baydhabo – Hoggaamiyaha ku meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kulan wada-tashi ah la qaatay siyaasiyiin ka soo...
Duqeymo ka dhacay dhowr gobol oo katirsan Soomaaliya
MUQDISHO - Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose,...
Ciidamada Puntland oo Howlgallo Ka Dhan ah Daacish Ka Fuliyay Gobolka Bari
Muqdisho – Xilli ay maalmihii u dambeeyay soo baxayeen warar sheegaya in kooxda Daacish ay dhaqdhaqaaqyo ka wadeen qaar ka mid ah deegaannada Gobolka...
Dhalinyarada Muqdisho oo ka hadlay xaaladda dalka
Muqdisho – Dhalinyaro ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, iyagoo muujiyey walaac ku aaddan duruufaha siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale...
Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo kulan looga arrinsanayo xaaladda dalka ku yeeshay Muqdisho
Muqdisho – Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa maanta kulan...
Wasiirka Warfaafinta oo Qaabilay Sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Tababar Aqoon Is-Weydaarsi ah oo ku Saabsan Baarista U Hoggaansanaanta Sharciga oo ka Furmay...
Ankara – Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Maxkamadda Xisaabaadka Turkiga ayaa si wadajir ah magaalada Ankara uga furay tababar aqoon is-weydaarsi...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hoygiisa ku qaabilay Isimada Puntland
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid...















