Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dhinacyada isku hayo Gedo oo looga digay inay ku dagaalamaaan gobolkaas

GARBAHAAREY (SMN) - Aqoonyahan Maxamed Cabdullaahi Kooshin oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Gedo, kadib tallaabadii uu qaaday...

Golaha Amaanka ee QM oo war ka soo saaray dagaalka Laascaanood

MUQDISHO (SMN) - Dowladaha Golaha amaanka ee QM ayaa soo saarey war qoraal ah oo uga hadleen colaadda Laascaanood ee u dhaxaysa Ciidanka Somaliland...

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay ergey ka socda dowladda Uganda

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Sare...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay Ergeyga cusub ee QM

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee...

Waddooyin laami ah oo laga hirgaliyay magaalada Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xariga ka jaray shan wado oo laami ah oo laga hirgaliyay...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay dishay 20 ka tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay howlgal qorsheysan oo maanta ka dhacay deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Wasiirka Warfaafinta...

Faahfaahino ka soo baxaya qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Doolow

DOOLOW (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo ismiidaamin ah oo barqanimadii maanta lagu weeraray xero ay ciidamada...

Dagaal beeleed khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Yaaqbari-weyne ee...

Guddoomiyaha SoDMA oo booqday barakacayaal ku sugan Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Mahamoud Moallim Abdulle oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Jubaland Mudane Axmed Xasan Cumar ayaa  booqday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka cusub ee QM + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...

WARAR KALE

Somalia calls for climate resilience investment at COP31

Somalia has called for greater regional and international cooperation and sustained investment to help vulnerable communities cope with climate change, displacement and recurring natural...

Soomaaliya oo Nairobi ka furtay shirka dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa

Nairobi – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Mubarik Axmed Maxamed ayaa maanta ka furay magaalada Nairobi Shirka...

Israa’iil iyo Taiwan waxay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya: Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii shaaciyay in Israa’iil iyo Taiwan ay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya.   Hadalkan ayaa yimid xilli...