Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray doorashada Puntland

ANKARA (SMN) - Madaxweynihii Hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Puntland, bulsho iyo maamulba, sida ay ugu istaageen...

Kenya oo ciidamo soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya

NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay ciidamo dheeraad ah soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya.   Ciidamadan...

Sawirro: R/wasaaraha XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Sharm El Sheikh

SHARM EL SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharm El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday ahmiyadda...

Madaxa Hay’adda UNFPA oo ka hadlay maalinta cidhibtirka  xanuunka Fastuulaha

Xafladan oo lagu xusayay maalinta  cidhibtirka  xanuunka  Fastuulaha ee isu furanka dumarka islamarkaana ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda sanduuqa dadweynaha...

Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka Degmada Wanlaweyn

Muqdisho – Xiisada dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed ayaa saaka laga dareemayaa Duleedka Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh.Hoose oo qiyaas ahaan...

R/W Xamza oo shirweyne muhiim ah uga qayb-galay dalka Masar + Sawirro

SHARM EL-SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir...

Ciidanka Booliska oo howlgallo ka wada duleedka Muqdisho

Muqdisho – Ciidamada Booliska ayaa howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinayo ammaanka waxay ka wadaan degaanno ku yaalla Duleedka Magaalada Muqdisho.   Howlgalladana yaa xooggooda...

Mahad Salaad oo kulamo ka wada dalka Mareykanka

Muqdisho –  Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Salaad ayaa kulamo ka wado Magaallooyinka Washington iyo New Yorka ee dalka Mareykanka.   Ilo...

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Degmada Jilib

Muqdisho – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in weerar dhanka cirka ahaa ay ka fuliyeen Degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe, halkaasi oo weli...

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo safar dibadeed u baxay + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm El-Sheikh...

WARAR KALE

Somalia calls for climate resilience investment at COP31

Somalia has called for greater regional and international cooperation and sustained investment to help vulnerable communities cope with climate change, displacement and recurring natural...

Soomaaliya oo Nairobi ka furtay shirka dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa

Nairobi – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Mubarik Axmed Maxamed ayaa maanta ka furay magaalada Nairobi Shirka...

Israa’iil iyo Taiwan waxay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya: Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii shaaciyay in Israa’iil iyo Taiwan ay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya.   Hadalkan ayaa yimid xilli...