Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Kulan la Qaatay Waxgaradka Gobolka Mudug
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka, waxgaradka,...
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo loo Dhaariyay Xilka
Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Duulay Uganda si uu uga Qaybgalo Caleemo-saarka Museveni
MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa u safray magaalada Kampala ee dalka Uganda si uu uga qaybgalo caleemo-saarka Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni,...
Cali Balcad oo Beeniyey Wararka la Xiriira Kulan ay Safaaradda Mareykanka u Qabaneyso DFS...
MUQDISHO — Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Ali Balcad, ayaa beeniyay wararka sheegaya in Embassy of the United States in Somalia ay qabanqaabinayso...
Doorashada Golaha Deegaanka oo ka Dhacday Deegaannada maamulka Koonfur Galbeed
Baydhabo – Doorashada golaha deegaanka ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si nabad ah uga dhacday degmada Waajid, kaddib markii ay xirmeen xarumaha codbixinta...
Dowladda Soomaaliya oo Xoogga Saaraysa Xoojinta Amniga iyo Dimuqraadiyadda
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si weyn diiradda u saartay xoojinta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Xaaladda Muqdisho iyo Gogosha Dowladda u Fidisay Mucaaradka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Muqdisho iyo doodaha ka dhashay is hortaagii maanta lagu sameeyay...
Saraakiisha Ammaanka oo Shir Amni ku Yeeshay magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb – Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Cusmaan Cabdullaahi Maxamed Kaniif, ayaa shir guddoomiyay kulan amni oo ay yeesheen ciidamada qalabka sida, kaas oo...
Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgashay Shirweynaha ITF ee Jarmalka
Leipzig – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeybgashay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka, International Transport Forum (ITF),...
Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo Kormeeray Goobaha Doorashada
Baydhabo - ggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kormeer shaqo ku tagay goobaha ay ka socoto codbixinta doorashooyinka...















