Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Amniga iyo Doorashooyinka
Muqdisho - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah oo u dhexeeyey Dowladda...
Shacabka Muqdisho oo Saakay ku Waabariistay Bandow iyo Ciidan Farabadan
Muqdisho – Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa saakay ku waabariistay bandow, kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya lagu arkay xaafado badan...
Mucaaradka oo Bannaanbax ku Qabanaya Koonis
Muqdisho – Madaxweynaha hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shaaciyay in mucaaradku go’aansadeen in bannaanbaxa la qorsheeyay lagu qabto garoonka ciyaaraha Koonis...
Ugu yaraan lix qof oo lagu dilay weerar ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Kenya
MANDHEERA - Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay, halka 10 kale ay ku dhaawacmeen weerar ay fulisay Al-Shabaab, kaasoo lala eegtay gaari rakaab...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qayb Galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti
Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya, Mudane...
Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliya oo Guddoomiyey Shir Amniga Muqdisho looga hadlayey
Muqdisho - Ibraahim Maxamed Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa guddoomiyey shir amni oo ka qabsoomay Taliska Guud ee Ciidanka XDS ee magaalada...
Shariif Sheekh Axmed oo Dowladda ku Eedeeyey Xarig ka Dhan ah Dhalinyarada Caasimadda
Muqdisho - Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay xarigga dhalinyaro la sheegay inay kasoo horjeedaan siyaasadda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo maalmihii...
Muungaab oo Shir Amni ku Guddoomiyey Magaalada Muqdisho
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda oo diiradda lagu...
Mucaaradka oo U Diyaar Garoobaya Dibad-bax, Xilli Madaxweyne Xasan Sheekh uu Gaaray Jabuuti
Muqdisho – Xilli Xasan Sheekh Maxamuud uu safar ku gaaray magaalada Jabuuti si uu uga qeyb galo munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle,...















