Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta, kaas oo lagu soo bandhigayey guulaha ay Xukuumaddu xaqiijisay, caqabadaha jira iyo talooyin ku saabsan sidii la isku waafajin lahaa  qorsheyaasha Qaranka iyo barnaamijyada mudnaanta u leh Dowladda iyo saaxiibada caalamka.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay hey’adaha iyo deeqbixiyaasha in mashaariicda...

US military confirms Al-Shabaab members killed in Somalia airstrike

MOGADISHU, Somalia - At the request of the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted a collective self-defense against the al Shabaab terrorist group on Mar. 2.   The collective self-defense airstrike occurred in a remote area in the vicinity approximately 45 km northeast of Kismayo. The initial post-strike assessment indicates that the U.S. airstrike killed two al-Shabaab terrorists and that...

UN crime prevention chief pledges enhanced cooperation in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Executive Director of the UN Office on Drugs and Crime (UNODC) Ghada Waly has highlighted the threats of transnational organized crime, terrorism and corruption that is plaguing Somalia.   On a mission to the Horn of Africa nation, Executive Director Waly underscored on Friday that “Somalia faces daunting challenges that range from terrorism to resurgent piracy, poverty...

Cali Guudlaawe oo sameeyay magacaabis & isku shaandheyn golihiisa wasiirada ah

JOWHAR (SMN) - Madaxaweynaha Hirshabelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabid iyo isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.   Tallaabadan ayaa imaaneyso, kadib markii beelaha qaar ee dega deegaanada HirShabelle ay cabasho ka keeneen hab qaybsigii hore ee golaha wasirada maamulkaasi. Sidoo kale waxaa maalmo kahor soo baxday cabasho kale oo iyana ka dhalatay dhismaha...

Wararkii ugu dambeeyay ee deegaanada laga xoreeyay Al-Shabaab ee Jubaland

KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo hogaaminaya wafdi wasiiro ah oo ay kamid yihiin Wasaaraddaha, Arrimaha Gudaha, Warfaafinta iyo Haweenka ayaa  booqday deegaanadii u dambeeyay ee laga xoreeyay Al-Shabaab.   Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdigiisa ayaa tagay deegaanada Muuse-xaaji, Mallaaylley, Turdho, Baxar-saafka iyo Baarsanguuni oo maalmahii lasoo dhaafay ay howlgalo ka wadeen Ciidamada...

Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar oo ka wada hadlay iskaashiga arrimaha difaaca

DOOXA (SMN) - Wasiir ku xigenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qadar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga ee dowladda Qadar Dr; Khalid bin Mohamed al-Attiyah.   Kulanka labada mas’uul ayaa qayb ka ahaa in ka badan 70 dowladood oo lagu marti qaaday shir sanadeedka bandhigga difaaca badaha...

Sawirro: Wasiir Fiqi oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Hindiya

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay wafdi sare oo ka socday dalka Hindiya, oo uu horkacayay Dr. Sureh Kumar oo ah JS-ka ama Xogheyaha wadaagga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Hindiya.   Inta uu kulanku socday arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ah; iskaashiga...

Somalia finally joins East African Community

ARUSHA, Tanzania - Somalia has formally been admitted to the East African Community (EAC), becoming the eighth member state to join the intergovernmental organisation.   This follows the official depositing of the instrument of ratification of the Treaty of Accession. The deposit ceremony took place at the EAC Headquarters in Arusha, Tanzania, with the EAC Secretary General presiding over it. The Treaty of...

Philip Barton pays a visit to Somalia

MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamza Abdi Barre has received Sir Philip Barton, the Permanent Under-Secretary at the Foreign, Commonwealth and Development Office of the United Kingdom at his office.   The discussions between the two sides revolved around enhancing the strong bilateral relationship between Somalia and the UK. Key topics addressed included the crucial areas of security, stabilization, climate finance, and...

Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo ka dhacay Bakool

WAAJID (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo ballaaran ka sameeyay qaybo ka mid ah gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya.   Howlgalladan ayaa si gaar ah uga dhacay duleedka degmada Waajid, waxaana lagu beegsaday goob ay isku uruursanayeen Al-Shabaab. Qoraal ay daabacday warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi jab culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab, isla markaana ciidamada ay soo bandhigeen...

WARAR KALE

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...