Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shiinaha oo war culus ka soo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Itoobiya iyo Somaliland ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad (MoU) 1dii bishan kaasoo la sheegay in Itoobiya ay aqoonsi rasmi ah uga bedelanayso Somaliland 20KM oo bad ah. Heshiiska ayaa xaalad cusub ka abuuray gobolka Geeska Afrika, iyadoo dowladda Soomaaliya ay ku micnaysay tallaabadan daandaansi dagaal iyo ku xad-gudub madax-banaanaida dalka.   Mao Ning, oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha...

Muxuu ahaa ujeedka shirka uu ka qayb-galay ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa ka qeyb galay kulan lagu difaacayay madaxbannaanida Soomaaliya oo ay soo agaasimeen machadka Heritage.   Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen xubno ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaannada labada aqal, aqoon-yahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa looga hadlay sidii looga arrinsan lahaa damaca gurracan ee Itoobiya ay ku...

Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo garab istaagtey Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Boqortooyada Sacuudi Carabiya bayaan ka soo baxay oo looga hadlay damaca dowladda Itoobiya ee badda Soomaaliya ayaa garab istaag xooggan loogu muujiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo lagu adkeeyay ilaalinta madaxbanaanida iyo midnimada dhulleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.   Bayaanka ayaa lagu sheegay muhiimadda ay leedahay u hoggaansanaanta mabaadi'da deris-wanaagga, lagana fogaado wax kasta oo xiisadda iyo colaadaha gobolka...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo safiirka Shiinaha?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei Shengchao.   Danjiraha Shiinaha ayaa madaxweynaha la wadaagay taageerada dowladda shiinaha ee madax banaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay taageerada Shiinaha wuxuuna carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in loo...

Somali president, top EU diplomat discuss war on Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud today met with a delegation led by EU Special Envoy to the Horn of Africa Annette Weber in Mogadishu.   The two sides discussed the situation in the region and the role of the European Union in the development of Somalia, the fight against Al-Shabaab, and the rebuilding of the army. "Annette Weber has confirmed...

Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo xilka la wareegay + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo xilka ku wareejiyey Madaxweyne Ku-xigeenka cusub Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor.   Munaasabadda oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Puntland, waxaa ka qeybgalay Garsoorka Puntland, Golaha Wasiirada, Saraakiisha Amniga Madaxtooyada, Agaasimeyaasha Madaxtooyada, la taliyeyaal Madaxtooyo iyo marti...

Sawirro: Dibadbax ka dhan ah damaca Itoobiya oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Kumannaan Shacab Soomaaliyeed ah ayaa maanta Dibadbax ballaaran ka dhigay  qeybo badan oo Koonfurta iyo Waqooyiga Muqdisho ah iyaga oo dareenkooda ku muujiyay sida ay uga soo horjeedaan damaca Itoobiya ay ku dooneyso badda Soomaaliyeed.   Dibadbaxayaasha oo cod dheer ku cabirayay dareenkooda ayaa socod ku maray qeybo badan oo caasimadda Muqdisho iyaga oo sitay boorar ay ku...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo Midowga Yurub kala hadlay xadgudubka Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber.   Madaxweynaha iyo Egeyga Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo doorka Midowga Yurub ee dowlad-dhiska iyo horumarka Soomaaliya, iyagoo si gaar ah uga arrinsaday dagaalka ka dhanka ah argagixisa...

A massive protest erupts in Mogadishu against Ethiopia-Somaliland deal

MOGADISHU, Somalia - Thousands of people took to the streets in Somalia's capital, Mogadishu, on Thursday to protest against the sea access deal between Ethiopia and Somalia’s breakaway region of Somaliland.   The protesters gathered at the Eng. Yariisow Soccer Stadium in Mogadishu after marching through different streets. Senior government officials including Interior Minister Ahmed Moalim Fiqi, members of Somalia’s both houses...

UN concerned about the fate of personnel traveling on helicopter seized in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The UN remains concerned about the fate of personnel traveling on one of its helicopters in Somalia that reportedly was seized on Wednesday by al-Shabaab militants, though no details were provided.   The helicopter was captured after it was forced to make an emergency landing in an area controlled by the armed group, according to international media reports. “I...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...