Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada ammaanka oo Muqdisho ku qabtay nin dil kasoo gaystay Nairobi

MUQDISHO (SMN) - Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gudanaya waajibka ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xiray eedeysane lagu magacaabo Axmed Cabdiraxmaan Cabdullahi kuna eedeysan in uu dilay Marxuum Maxamed Xasan.   Taliska ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray ku sheegay in Axmed oo baxsad ka ah cadaaladda uu Marxuumka ku dilay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya isla markaana...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la yeeshay safiirka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee hay'adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Safiirka Dowladda Iskutagga Imaaraatka Carabta danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.   Guddoomiyaha iyo Safiirka ayaa kawada hadlay dowrka dowladda Imaaraadka Carabta ee ku aaddan arrimaha la tacaalida fatahaada ka jirta guud ahaan dalka iyo sidii dib u dayactir loogu sameyn...

Gaari ay leedahay shirkadda Hormuud oo lagu qarxiyay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Qarax lagu xirey gaari noociiisa yahay Noah oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud oo shalay ka dhacay degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintey Cabdiwahaab Cismaan Axmed oo ahaa shaqaale ka tirsan shirkadda isgaarsiinta Hormuud ku leedahay degmada huriwaa, halka sidoo dhaawacyo halis ah uu ka soo gaaray labo hawl-wadeeno oo kale.   Qaraxaan ayaa dhacay...

Somalia’s defense ministry Says Hundreds of Militants Killed in operation

MOGADISHU, Somalia - The Ministry of Defense said on Sunday that SNA soldiers — backed by local clan militias — have killed upwards of 130 Al-Shabab militants and wounded dozens more in different operations in the country’s south and central regions.   According to a statement, the Somali National Army carried out operations in Hirshabelle, Galmudug, and Jubaland State, where the...

Madaale oo dhagax dhigay waddo isku xirta degmooyinka Kaaraan & C/casiis

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha  Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska Wadada Laamiga ee isku xera Isgoyska Kaaraan illaa Aargada Liido ee Degmooyinka Cabdicasiis iyo Kaaraan, taasi oo qeyb ka ah Barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal doolar.   Dhagax-dhiga wadadaan oo noqoneysa wadadii 15-aad ee uu dhagax-dhigo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho...

DF Somalia oo shaacisay in howlgal lagu dilay 130 ka tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin cusub kasoo saartay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda koonfurta iyo bartamaha dalka.   War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay maamullada Galmudug, HirShabelle iyo Jubbaland khasaare culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab. Wasaaradda ayaa shaaca ka qaaday in...

Puntland enters new cycle of uncertainty after Khatumo state withdrawal

GAROWE, Somalia - Abdulkadir Mohamed Muumin, a politician from Puntland, recently spoke about the administration’s current crisis in an interview with Radio Shabelle in Mogadishu.   According to Muumin, it is constitutionally necessary to hold the election on time to avoid delays that could cause political instability as the SSC has announced that it will not enroll the 17 MPs it...

Somalia repatriates 16 of its nationals detained in Russia

MOGADISHU, Somalia - Somali citizens who were imprisoned in Russia were returned to the country on Saturday following tireless efforts by the Ministry of Foreign Affairs.   The returnees numbering 16, including women who were imprisoned in a prison in Moscow, the capital of Russia expressed their happiness and gratitude, thanking everyone who had contributed to their repatriation. "I am happy that...

Puntland oo gashay xaalad jahwareer ah kadib go’aankii SSC-Khaatuma

GAROOWE (SMN) - Cabdulqaadir Maxamed Muumin oo kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada Puntland ayaa ka hadlay doorashooyinka maamulkaasi, kadib wareysi uu siiyay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho.   Muumin ayaa shaaca ka qaaday in go'aan dastuuri ah uu yahay in doorashada waqtigeeda lagu qabto, si looga gaashaanto dib u dhac sababi karo xasilooni darro siyaasadeed. Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Duqa Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir,.   Shirka ayaa waxaa looga hadlay dar-dargelinta Howlaha Degmooyinka iyo Qorshayaasha hortabinta u leh Maamulka Gobolka Banaadir sanadka nagu soo fooda leh ee 2024. Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka warbixiyay...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...