Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xilalka ka Qaaday Wasiiro ka tirsanaa Xukuumada

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ismaaciil Shire Jaamac. Iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Asad Cabdirisaaq Maxamed.   Go’aankan ayaa yimid kadib markii uu Ra’iisul Wasaaruhu cuskaday qodobada 120-aad iyo kan 117-aad, ee dastuurka JFS iyo xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada, isla markaana la tixgaliyay...

Somalia PM Dismisses Two State Ministers in Cabinet Reshuffle

MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, has dismissed two state ministers in a move aimed at strengthening the performance of government ministries, according to an official statement.   The decision removed State Minister for Petroleum and Minerals, Ismail Shire Jama, and State Minister for Agriculture and Irrigation, Asad Abdirisaq Mohamed, from their posts. The statement said the prime minister based...

Somalia Justice Minister, Newly Appointed Prisons Chief Meet Political Prisoner Gen Mahad 

MOGADISHU — Somalia’s Minister of Justice, Hassan Moalim, and the newly appointed Prisons Commandant, Gen. Hamud, visited the home of Gen. Mahad Abdirahman amid reports of troop deployment at his residence in Mogadishu following his dismissal.   Government officials discussed the upcoming handover of the Prisons Command with General Mahad, sources told Shabelle Media. The Sources close to Gen. Mahad said the...

Masar oo riixeysa wada-xaajood si loo joojiyo xiisadda Iran iyo Maraykanka

Cairo - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Egypt, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in dalkiisa uu sii xoojinayo dadaallada dhexdhexaadinta ee u dhexeeya Iran iyo Mareykanka, isaga oo kaashanaya Pakistan iyo Turkey.   Isagoo shir jaraa’id ku qabtay Cairo, ayuu Abdelatty ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dagaalka lagu soo afjaro hab wadaxaajood oo ku dhisan “guul-guul,” halkii uu ka ahaan lahaa mid...

Kenya Security Forces Kill Two Suspected al-Shabab Militants Near Somalia Border

MANDERA, Kenya — Kenyan security forces killed two suspected al-Shabab militants and injured four others during a targeted operation near the Somalia border, police said Tuesday.   The Counter Terrorism Policing Unit said officers from the elite Special Operations Group (SOG) conducted an intelligence-led operation on the outskirts of Sarira in Mandera County ahead of last week’s Eid al-Fitr celebrations. According to...

Mas’uuliyiin tirsan dowlada oo booqday Taliyihii hore ee Asluubta

Muqdisho - Wasiirka Cadaaladda Xasan Macalin iyo Taliyaha loosoo magacaabay Taliska Asluubta Gen Xaamud ayaa goordhow gurigiisa ku booqday Taliyaha Xabsi guriga ah Gen Mahad Shubka iyagoo sida ay Shabelle xog ku heshay kala soo hadlay sidii uu xilka ku wareejin lahaa isagoo maxbuus Siyaasadeed ah.   Xubno ka tirsan Qoyska Taliyaha ayaa sheegay in xil wareejinta Taliska Asluubta lagu balamay...

Kenya oo Dishay Laba Ka Tirsan al-Shabab Weerar Ka Dhacay Xadka Soomaaliya

NAIROBI - Ciidamada ammaanka ee Kenya ayaa dilay laba qof oo looga shakiyay inay ka tirsanaayeen kooxda al-Shabab, halka ay dhaawaceen tiro kale oo ka mid ah, kadib howlgal ka dhacay meel u dhow xadka ay la wadaagto Somalia, sida ay booliisku sheegeen Talaadadii.   Cutubka La-dagaallanka Argagixisada ee booliiska Kenya ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan kooxda gaarka ah ee...

Iran oo ku baaqday isbahaysi amni oo cusub oo Bariga Dhexe ah

Tehran- Iran ayaa ku baaqday in dalalka Bariga Dhexe ay sameystaan isbahaysi cusub oo amni iyo militari, kaas oo ka madax bannaan Mareykanka iyo Israel, iyadoo ay sii kordhayaan xiisadaha iyo colaadaha ka jira gobolka.   Afhayeenka xarunta militari ee Iran, Ebrahim Zolfaghari, ayaa sheegay in la gaaray waqtigii dalalka gobolka ay qaadi lahaayeen mas’uuliyadda amnigooda, halkii ay ku tiirsanaan lahaayeen...

Xisbiga Himilo Qaran oo cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed

Muqdisho - Xisbiga Himilo Qaran ayaa si adag u cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed oo loo gaystay taliyihii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan.   Warsaxaafadeed kasoo baxay xisbiga ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi ay tahay mid ka hor imaanaysa sharciga iyo nidaamka cadaaladda dalka.

Somali cabinet fires prisons chief amid political fall-out with Southwest state

MOGADISHU — The cabinet of Somalia met for its weekly session on Wednesday, discussing the country’s overall situation with a focus on security and efforts to intensify operations against Al-Shabaab.   The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, heard a briefing from the Ministry of Defense on gains made during “Operation Beder,” carried out during the Muslim holy month...

WARAR KALE

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ansixiyey Hannaan Doorasho Cusub

MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona...

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...