Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Army Commander Meets Italian Delegation to Boost Military Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali Ground Forces Commander Sahal Abdullahi Omar on Thursday received an Italian military delegation in Mogadishu for talks focused on strengthening defense cooperation and military support between the two countries.   The delegation, accompanied by Italy’s military attaché to Somalia, was welcomed at the headquarters of the Somali National Army (SNA), where senior Somali military officers also attended...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Talyaaniga

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Jenaraal Sahal Cabdullahi Cumar oo ay wehliyeen saraakiil sare oo ka tirsan Xoogga Dalka, ayaa xarunta Taliska Ciidanka Xoogga ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayay Military Attaché-ga Talyaaniga.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta u dhaxeysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Tensions Rise in Galmudug as Somali Leaders Dispute Regional Election Process

DHUUSAMAREEB, Somalia — Political tensions are mounting in Somalia’s central state of Galmudug amid growing disagreements over the handling of the upcoming regional presidential election, according to local sources and officials familiar with the discussions.   Reports emerging from Dhuusamareeb, the capital of Galmudug, indicate that Somali President Hassan Sheikh Mohamud is backing Libaan Ahmed Hassan as the preferred candidate for...

Xiisad siyaasadeed iyo mid ciidan oo laga soo sheegayo Dhuusamareeb

Dhuusamareeb - Warar dhiilo leh ayaa laga soo sheegayaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug iyadoo wali la isku heysto qaabka dowladdu ay u wajahayso Doorashada Galmudug.   Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu go’aan saday in Musharaxa JSP uu noqdo Liibaan Axmed Xasan, isla markaana uu noqdo Madaxweynaha Galmudug. Mahad Salaad oo mudo dheer ay saaxiibo ahaayeen...

Former Somali President Extends Eid al-Adha Greetings, Warns Against Illegal Detentions

MOGADISHU, Somalia — Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed on Wednesday extended Eid al-Adha greetings to the Somali people, wishing them peace, prosperity and national unity as the country prepares for the religious celebrations.   In a statement issued ahead of the Eid festivities, Sharif emphasized the importance of social cohesion and preserving stability in Somalia during a period marked by...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Salaadda Ciidda Carafo kumaan shacabka kula tukaday Muqdisho

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Mogadishu.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, isaga oo Alle uga baryay in dalka iyo dadka Soomaaliyeed uu ku manneysto nabad, barwaaqo iyo horumar waara. “Kama tageyno in...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo Salaadda Ciidda ku oogay deegaanka Xaaji Cali

Soomaaliya, Shabelle Dhexe - Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor, gaar ahaan Ururka 9-aad ee Guutadda 18-aad, ayaa maanta salaadda Ciidul Adxaa ku oogay deegaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabelle Dhexe, iyadoo munaasabadda ay ka qeyb galeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.   Taliyaha Guutada 18-aad Qaybta 1-aad ee CXDS, Aadan Maxamed Faarax, ayaa kamid ahaa saraakiishii ciidamada...

Rooble oo munaasabadda Ciidda Carafo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho - Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed xuseen Rooble, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka.   “Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa,” ayuu yiri Rooble. Ra’iisulwasaarihii hore ayaa Alle SWT uga baryay shacabka Soomaaliyeed...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed Machadka Raoul oo kala saxeexday heshiis lagu xoojinayo xuquuqda aadanaha

Muqdisho — Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) iyo Machadka Raoul Wallenberg ee Xuquuqda Aadanaha iyo Sharciga Bani’aadannimada (RWI) ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxeexday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu taageerayo dhismaha iyo xoojinta aasaaska Guddiga, si waafaqsan Mabaadii’da Caalamiga ah ee Paris.   Heshiiskan ayaa diiradda lagu saari doonaa horumarinta hay’adda, dhismaha nidaamyada maamulka, kobcinta awoodaha shaqaalaha, is-weydaarsiga...

Shariif Sheekh Axmed oo shacabka ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Carafo

Mogadishu – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Carafo, isaga oo shacabka u rajeeyey nabad, barwaaqo iyo isku duubni.   Shariif Sheekh Axmed ayaa farriintiisa ku xusay muhiimadda ay leedahay wadajirka bulshada iyo ilaalinta xasilloonida dalka, xilli ay shacabka Soomaaliyeed u diyaar garoobayaan dabaaldegyada Ciidda. Dhanka kale, madaxweynihii hore ayaa sidoo kale farriin adag...

WARAR KALE

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...

Mucaaradka oo War Kasoo Saaray Howlgalka Hotel Elite iyo Xiisadda Ka Taagan Degmada Cabdicasiis

Muqdisho – Siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa war cusub kasoo saaray howlgal ay ciidamada dowladda ka fuliyeen Hotel Elite ee xeebta Liido...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadal la yeeshay dhigiisa Masar

Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ammaanay taageerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay Soomaaliya,...