Abandoned boat with Somalis’ belongings found on Israeli shore
TELAVIS, ISRAEL - An abandoned boat containing the personal belongings and documentation of three Somalian citizens, but no people, washed up on Israel’s Mediterranean shore early Sunday morning, Israel Police announced.
Authorities said they found the dinghy along the coast near Netanya. Police maritime units scanned the nearby area in hopes of locating the missing persons.
Police said they were searching...
Cabsi xoogan oo ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan waxaa laga cabsi qabaa in Wabiga Shabelle uu fatahaad gaysto, taas oo saameen ku yeelan karto dadka deegaanka.
Guddoomiyaha deegaanka Fiidow ee gobolka Hiiraan oo Shabelle la hadlay ayaa sheegay in cabsi xoogan ay ka jirto deegaankaas, maadaama uu sii buuxsamayo wabiga.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ay soo gaartay digniinta Hay'adda...
Dab khasaare hantiyeed gaystay oo ka kacay suuqa magaalada Jowhar
JOWHAR (SMN) - Wararka saaka laga helayo magaalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in xalay dab xoogan uu ka kacay suuqa Hantiwadaag ee magaaladaasi.
Dabka ayaa la sheegay inuu baabi'iyay qaybo fara badan oo ka mid ah suuqaas, waxaana la sheegay inuu ka billowday Foorno lagu sameeyo Buskudka iyo Xalwada.
Wararka ayaa sheegaya in gaadiidka dab damiska uu soo daahay, taasna...
Beello kasoo jeedo Galgaduud iyo Hiiraan oo u heshiiyay Al-Shabaab
MAXAAS (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan abaabulkii ugu dambeeyay iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo gobolka Hiiraan, gaar ahaan aagga degmada Maxaas ee gobolkaasi.
Shirweyne ka dhacay deegaanka Waradhuumaleh ayaa waxaa heshiis ku gaaray beelo ka soo jeedo gobollada Galgaduud iyo Hiiraan, si ay isaga kaashaadaan ka dagaallanka Al-Shabaab
Ujeedka ayaa ah in si wadajir...
Ra’iisul wasaare Xamza oo war kasoo saaray geerida marxuum Cali Ugaas
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Cali Ugaas Cabdulle oo ku geeriyooda Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in marxuumku uu ahaa muwaadin dalkiisa ugu soo adeegay daacadnimo, isla markaana kaalin wax ku ool ah ka...
Somali security forces intercept car bomb in Dolow, Gedo region
MOGADISHU, Somalia - The security forces in the Dolow district of the Gedo region successfully intercepted a car loaded with explosives from the Al-Shabaab militant group.
The SNA troops had prior information about the car packed with ammunition, guns, and materials meant to carry out a bomb attack in Dolow on the Somalia-Kenya border.
The commissioner of Dolow, Mohamed Hussein thanked...
Southwest opposition members hold meetings in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - Politicians from the Southwest continue to hold political gatherings and conduct where they criticize the state of the government.
Members of the opposition who oppose President Laftagareen met today in Mogadishu, with Michael Nithavrianakis, the British ambassador to Somalia, to address matters pertaining to the situation in the nation, particularly in the Southwest region of Somalia.
According to...
Xeer ilaalinta qaranka oo racfaan ka qaadatay xukunkii Maxkamadda Gobolka
MUQDISHO (SMN) - Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunka Maxakamadda Gobolka Banaadir ay ka soo saartay 9 eedeysane oo kamid ahaa 11 eedeysane oo horey Xeer Ilaalintu dacwad uga soo gudbisay, taas la dhagaysanayay labadii bilood ee ugu dambeeyay.
Khamiistii ayay Maxkamaddu dambi ku waysay shan eedeysane, iyadoo lix kalena xabsiyo kala duwan ku xukuntay, kuwaas...
Xubnaha mucaaradka Koonfur Galbeed oo kulamo ka wada magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Siyaasiyiinta kasoo jeeda Koofur Galbeed ayaa weli dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo kulamo ka wada magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaas oo looga hadlayo xaaladda maamulkaasi.
Xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo madaxweyne Laftagareen ayaa maanta magaalada Muqdisho kulamo kulmay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Michael Nithavrianakis, ayaga oo kala hadlay arrimo quseeyo xaaladda dalka, gaar ahaan deegaanka Koonfur Galbeed...
Dowladda Soomaaliya oo loo diray baaq la xiriira dagaalka Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Ayada oo weli ay taagan tahay xiisadda dagaal ee magaalada Laascaanood ayaa waxaa dowladda Soomaaliya loogu baaqay inay kaalin ka qaadato xalinta xiisaddaasi.
Maxamed Xaadir Nuur oo ah falanqeeye siyaasadeed, isla-markaana si dhow ula socdo arrinta Laascaanood ayaa ku amaanay dowladda Soomaaliya sida daganaanta leh ee ay u wajahday dagaalka u dhexeeya SSC-Khaatuma Somaliland.
Sidoo kale wuxuu ugu...












