Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

LasAnod’s former mayor accuses Somaliland of genocide in the city

LAS ANOD (SMN) – The northern city of LasAnod still faces tension as local SSC fighters struggle to contain the wave of Somaliland army attacks launched from nearby Gooja-Ade.   The city lost last week one of the greatest poets Jama Kediye Elmi, who was at the forefront of the struggle for self-determination by the people in the Sool, Sanaag, and...

Somalia bans TikTok, Telegram and 1XBet over ‘horrific’ content, misinformation

MOGADISHU - Somalia has banned TikTok, messaging app Telegram, and online-betting website 1XBet to limit the spread of indecent content and propaganda, its communications minister said.   "The minister of communications orders internet companies to stop the aforementioned applications, which terrorists and immoral groups use to spread constant horrific images and misinformation to the public," the minister, Jama Hassan Khalif, said...

Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka oo la kulmay wafdi ka socda UNICEF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee DFS Dr. Guleed Cabdijaliil ayaa Xarunta Wasaaradda  ku qaabilay Madaxa ugu sareeya Hay’adda UNICEF Soomaaliya Saciid Wafaa.   Ujeedada kulanka ayaa ahayd Isbarasho iyo  kala warqaadasho labada dhinaca gaar ahan shaqooyinka iyo Mashaaricda ay qeybta katahay Hay’adda UNICEF. Agaasimaha Guud ayaa diiradda saaray xoojinta Qorshaha  ee iskaashiga dhanka horumarinta Adeegyada...

Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay bixitaanka Ciidamada ATMIS

WASHINGTON (SMN) -Wasiirka Amniga Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed (Doodishe) oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa mar kale ka dhawaajiyay in dowladda federaalka ay ka go'an tahay in dalka amnigiisa ay kala wareegaan Ciidanka ATMIS.   Wasiir Doodishe ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka ay xilligaan qaadi karaan mas'uuliyadda amniga ee dalka, maadaama uu socdo gulufkii ugu dambeeyay ee Shabaab. Sidoo kale waxa...

Wararkii ugu dambeeyay xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa weli ka taagan xaalad cakiran iyo dagaallo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma, waxaana intaas sii dheer duqeymo aan kaala sooc laheyn oo lagu garaacayo bartamaha magaaladaasi oo xarun u ah gobolka Sool.   Xiisaddan ayaa soo socotay tan iyo horraantii sanadkan, mana muuqato wax isku soo dhowaansho ah ama...

Premier Bank oo suurtageliyay lacag-diris & Helis bangiyeed oo degdeg ah

MUQDISHO (SMN) - Premier Bank ayaa hirgeliyay nidaamkii ugu degdegta badnaa ee lacag diris iyo helid bangiyeed ah ee abid ka hirgala dalka, kadib markii uu si rasmi ah ugu biiray bangiyada ka howlgala Bariga Afrika.   Lacagaha loo diro Soomaaliya ee maraya nidaamka Swift-ga Premier Bank ayaa hadda qaadanay saacado kooban halka ay horay u qaadan jirtay muddo u dhaxeysa...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka wadatashiga Soomaaliya ee ku saabsan u diyaargarowga shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka (COP 28), kaas oo ay ka qeyb galeen 12 Wasaaradood oo qeyb ka ah qorshaha Qaran ee xakameynta iyo wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Wasaaradaha iyo hey'adaha kale...

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka wadamada G20

MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo ka qaybglaay shirka wadamada G20 ayaa la kulmay Wasiiradda caafimaadka Dalalka India, Singapore, Brazil, Maraykanka, Germany, South Africa, Russia, Laos iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Uqaabilsan Qaramadda Midoobe Arrimaha Caafimaadka ee WHO.   Wasiir ku xigeenka oo qudbad kooban ka jeediyay madasha ayaa sheegay in wadamadda...

Violet protests in Mogadishu following the arrest of top army General

MOGADISHU, Somalia - Mogadishu witnessed a large and violent protest on Sunday over the arrest of a military officer General Sheegow Ahmed on Saturday morning after a clash.   The protestors poured into the capital's main streets, starting from K5 junction to K-0, around the presidential palace with some areas they clashed with the security forces. Somali Police arrested General Sheegow and over...

Dibadbax rabshada wata oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Dadweyne ka careysan xarigga loo geystay Jeneraal Sheegow Axmed Cali ayaa haatan banaanbax ka wada gudaha magaalada Muqdisho.   Dibadaxa ayaa waxaa dhigaya beesha uu kasoo jeedo sarkaalkan oo shalay laga soo xiray Xaafaddda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley, kadib dagaal ka dhacay halkaasi. Dadweynahan ayaa socod kasoo bilaabay degmada Wadajir, waxayna isku fidiyeen waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda. Sidoo...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to...